Day: April 28, 2025

Home » Archives for April 28, 2025
Xuutiyiinta oo wacad ku maray in ay duqeyn doonaan Boosaaso
Post

Xuutiyiinta oo wacad ku maray in ay duqeyn doonaan Boosaaso

Yemen ( Raxanreeb Online) Xuutiyiinta Yaman ayaa markale ku hanjabay in ay 48 saac gudahood ay duqayn doonaan Xarunta Raadaarka Imaraadka oo ah saldhig ay ugu talalo galeen in ay ka ilaaliyaan biyaha Badda-Cas. Kaddib markii garoonka Boosaaso soo buux dhaafiyeen diyaarado sida ciidamo Calooshood u shaqaystayaal ah Colombian ay soo kiraysteen Imaaraadka Carabta. Arintan...

In ka badan 8 ruux oo ku geeriyooday duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka fuliyeen
Post

In ka badan 8 ruux oo ku geeriyooday duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka fuliyeen

Sanca ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta Yemen. Dhinaca kale, Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay inay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo Xuuthiyiinta tan iyo bartamihii bishii Maarso. Telefishinka Al Masirah ayaa...

Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay wefdi ka socda dowladda Ruushka
Post

Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay wefdi ka socda dowladda Ruushka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka ahna Ergeyga madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga Afrika iyo geeska Afrika Mikhail Bagdonov. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka, iyada oo labada dhinac isla garteen in ay iska kaashadaan horumarinta danaha labada...