Namibia ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Namibia ayaa amartay in la tarxiilo 500 oo Mareykan ah kadib markii ay Mareykanka ku eedeeysay inuu si gaar ah u bartilmaameedsanayo dadka Afrikaanka ah ee ku sugan dalkaas. Waxay sheegtay in haddii aad si sharci darro ah u gasho Mareykanka adigoo aan Visa haysan, isla sidaas ayaa loo dabaqayaa...
Day: April 19, 2025
Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daacish
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Ciidamada Puntland oo shalay gelinkii dambe howlgal ballaaran ka sameeyay Dooxada Miiraale, ayaa sheegay inay guulo ka soo hoyeen. War kooban oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in dagaalyahannada Daacish ee ku sugnaa deegaanka lagu dilay iska horimaad, kaasi oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee dhexmara ciidamada Puntland...
Digniin laga soo saaray in weeraro ka dhici karaan garoonka Aadan Cadde
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xafiiska Hay’adda dhinaca ammaanka iyo bad-qabka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay inuu soo saaray qoraal digniin ah oo la xiriira in kooxda Al-shabaab ay qorshaynayso weeraro ay ku qaado xarunta Xalane ee ay Muqdisho ka degan yihiin Hay’addaha UN-ka iyo diblomaasiyiinta caalamiga ahi, sidoo kalena ay...
Tiro Hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa tiro Hobiyeyaal ah oo goordhaweyd lagu garaacay degmooyin katirsan gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha oo inta badan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, ayaa si gaar ah ugu dhacay degmooyinka, Xamarjabab, Xamarweyne iyo Shibis ee magaalada Muqdisho....
Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta la filaya in kulankoodi caadiga ahaa ku yesheen xarunta Villa Hargeysa, kaddib muddo ay fasax ku jireen. Xoghayaha joogtada ee golaha shacabka, ayaa xalay xildhibaanada u diray farriin ku aadan in ay soo xaadiraan kulanka golaha, inkasto aan la shaacin ajandaha kulanka, hadana waxaa la...