Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa isku shaandheeyn kooban ku sameeyay xubno kamid ah golahiisa wasiirada. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale, ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheeynta uu sameeyey Ra’iisul wasaaraha, taasi oo sameeyn ku yeelatay xafiiska Ra’iisul wasaare ku-xigeenka labaad iyo wasaaradaha Gaashaandhigga iyo arrimaha dibadda ee...
Day: April 27, 2025
Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha golaha shacabka iyo safiirka Shiinaha ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay sida uu uga shaqeeyo xoojinta xiriirka...
Ciidamada Puntland oo howlgal ku dilay xubno katirsan Daacish
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada daraawishta Puntland ay sameeyeen inta u dhaxeeysa deegaanada Turmasaale iyo Makadaan ee gobolka Bari. Taliska ciidamada Puntland, oo faah faahin ka bixiyay howlgalka ayaa sheegay in ay beegsadeen saldhig ay sugnaayeen kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad. Ciidamada ayaa sidoo...
Trump oo su’aal galiyey rabitaanka nabadda ee Putin
New York ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa su’aal galiyay rabitaanka Vladimir Putin ee ah in la soo afjaro dagaalka Ukraine ka dib markii uu la kulmay hogaamiyaha dalkaas Volodymyr Zelensky oo ay ka wada qeyb galeen aaska Pope Francis. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada markii uu ka baxay Rome, trump ayaa sheegay inuu...
Dowladaha Ruushka iyo Soomaaliya oo xoojinaya xiriirka ka dhaxeeya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wefi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Mikhail Bondanov, ahna Ergeyga gaar ah ee madaxweynaha Ruusha u qaabilsan Bariga Dhexe iyo dalalka geeska Afrika. Wefdigan ayaa maanta la filaya inay kulamo kala duwan la qaato madaxda ugu sareeysa dalka....
Puntland President Welcomes Somali President’s Call for National Dialogue
Garoowe (Raxanreeb Online) — Puntland President Said Abdullahi Deni has welcomed the reconciliation initiative announced by Somali President Hassan Sheikh Mohamud, calling for a genuine commitment to resolving the political differences between the two sides. In a statement issued on Saturday, President Deni emphasized the necessity of bringing all parties together to address the ongoing...