Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay howlgallada ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan jab xooggan ku gaarsiiyay dagaalada ay kula jiraan kooxda Al-shabaab. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga,...
Day: April 24, 2025
Home » Archives for April 24, 2025
Post
April 24, 2025April 24, 2025Warar
Ciidanka dowladda oo shaaciyay in ay gacanta ku hayaan deegaanka Wargaadhi
Wargaadhi ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii Al-shabaab ay weerar ku qaaday deegaanka Wargaadhi oo ay saldhig ku lee yihiin cidiamada dowladda iyo kuwa deegaanka, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal khasaaro kala...
Post
April 24, 2025April 24, 2025Warar
Hindiya ayaa ceyrisay dublumasiyiintii Pakistan
Hindiya ( Raxanreeb Online) Hindiya ayaa xirtay xuduudka ugu weyn ee ay la wadaagto Pakistan, waxayna eriday diblumaasiyiinta Pakistan iyada oo sidoo kale hakisay heshiis taariikhi ah oo ku salaysnaa qeybsiga biyood, kadib weerar lagu dilay 26 dalxiisayaal ah oo ka dhacay gobolka Kashmir ee ay Hindiya maamusho. Pakistan ayaa beenisay inay ku lug leedahay...