Garoowe ( Raxanreeb Online) Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cali Xoosh, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabo ay qaaday Puntland oo ku sheegtay in aqoonsi gaar ah ay sameysanayo. Wasiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid lagu car qaladanayo aqoonsiga Qaranka ayna tahay khalad mas’uuliyadeed iyo mid sharci darro ah. “Madaxweynaha Puntland...
Day: April 21, 2025
RW Xamsa oo daah furay hirgelinta siyaasadda Qaran
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah, ayaa sheegay in siyaasaddani tahay mid xoojinaysa cududdada shaqaalaha Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaare Xamsa, ayaa xusay in siyaasaddani ay beddeli doonto nidaamkii hore ee muddo dheer lagu maamulayey shaqaalaha dowladda, isla markaana...
Shiinaha oo digniin adag u diray Mareykanka
Beiging ( Raxanreeb Online) Shiinaha, ayaa Isniintii ku eedeeyey Xukuumadda Washington inay ku-takri-falayso cashuuraha, waxaanay digniin u dirtay Dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale oo ballaadhan la galaan Maraykanka. Sidoo kale Shiinaha ayaa ka dhawaajiyay in dowladda Mareykanka ay kharashkooda ku bixiyaan, iyagoo kor u qaaday hadal-hayntiisa dagaalka ganacsi ee xargaha goostay ee u...
Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka ka sameyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaano hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay cutubyo katirsan Ururka 64-aad guutada 7-aad iyo qeybta 12 April, oo kaashanaya ciidanka Booliska degmada Wanlaweyn, waxa...