Day: April 29, 2025

Home » Archives for April 29, 2025
RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda ay saareyso dardargelinta arrimaha doorashooyinka
Post

RW Xamsa oo shaaciyay in xukuumadda ay saareyso dardargelinta arrimaha doorashooyinka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee cusub, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii Labaad ee hore Cabdisalaam Cabdi Cali. “Ra’iisul Wasaare Xamsa muhiimadda ayey  leedahay in la dardargeliyo howlaha mudnaanta u leh dowladda, isla markaana Ra’iisul...

Kulan looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay Xamar
Post

Kulan looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay Xamar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Caasimadda Mudane Maxamed Axmed Amiir, shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlayay sidii loo dardargelin lahaa Amniga Caasimadda iyo qaadashada kaararka codbixinta doorashooyinka ee Isdiiwaangelinta dadweynaha. Shirka ayaa waxaa warbixin la xariira Amniga...

Somalia’s Macawiisley Forces Eliminate Al-Shabaab Fighters in Mahaday
Post

Somalia’s Macawiisley Forces Eliminate Al-Shabaab Fighters in Mahaday

Mahaday, Somalia – In a bold overnight operation, local defense fighters known as the Macawiisley struck a significant blow against Al-Shabaab militants hiding in the Howd area of Ciid-Ciidka, part of Mahaday district in Middle Shabelle. Leading the operation was Osman Beerey, a well-known commander of the Macawiisley forces in the region. Speaking to state...

Ciidanka Macawiisleey oo howlgal ku dilay xubno katirsan Al-shabaab
Post

Ciidanka Macawiisleey oo howlgal ku dilay xubno katirsan Al-shabaab

Mahadaay ( Raxanreeb Online) Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Hoggaamiyaha Macawiisleyda aagagga degmada Mahadaay, Cismaan Beerey, oo howlgalkaas hogaaminaayey ayaa Warbaahinta dowladda ayaa sheegay  in howlgalka ay ku dileen dhagarqabayaal ka...

Dalal Yurub ah oo xaalad koronto la’aan ah waajahaya
Post

Dalal Yurub ah oo xaalad koronto la’aan ah waajahaya

( Raxanreeb Online) Dalka Spain ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah, xilli dhanka kalena ay xoojinayaan roondada bilayska iyada oo la dirayo soddon kun oo askari oo dheeri ah, xilli ay la tacaalayaan koronto la’aan, taasoo sidoo kale saamaysay dalka ay dariska yihiin ee Portugal. Malaayiin qof ayaa isticmaalayay shumacyo iyo nalal dabka keydiya si...