Day: April 6, 2025

Home » Archives for April 6, 2025
RW ku-xigeenka 2-aad ee dalka oo shir guddoomiyaya kulan looga hadlayay dagaalka dalka ka socda
Post

RW ku-xigeenka 2-aad ee dalka oo shir guddoomiyaya kulan looga hadlayay dagaalka dalka ka socda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad  ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray garab istaagga ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee ka dagaallamaya qeybo kamid ah gobollada dalka...

Masar iyo Turkiga oo kawada hadlay xaaladaha Soomaaliya iyo Suudaan
Post

Masar iyo Turkiga oo kawada hadlay xaaladaha Soomaaliya iyo Suudaan

Qaahira ( Raxanreeb Online) Dawladaha Turkiga iyo Masar, ayaa ka wadahadlay xaaladaha ka taagan Gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas, waxayna si gaar ah xooga u saareen sidii xal looga gaari lahaa colaadaha Soomaaliya iyo Suudaan. Sida ay xalay  faafiyeen warbaahinta Turkiga iyo Masaaraddu, Wasiirada Arrimaha Dibadda labadan dal oo khadka telefoonka ku wadahadlay, ayaa...

Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka
Post

Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka

New York ( Raxanreeb Online) Dibadbaxayaal aad u fara badan ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Mareykanka si ay u cambaareeyaan madaxweyne Trump, mudaaharaadyadii ugu ballaarnaa ee dalka oo dhan ka dhaca tan iyo markii uu madaxweynaha xilka qabtay bishii Janaayo. Hal-ku-dhigga mudaaharaadyada oo ah “Hands Off” ayaa waxaa uu qorshaha ahaa in la qabto...

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga iyo wasiirkii hore
Post

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga iyo wasiirkii hore

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay laf-dhabar u tahay difaaca Qaranka, amniga iyo horumarinta siyaasadda Qaran ee dib-u habeynta iyo tayeynta ciidanka Qaranka ee...

Maxaa ka soo baxay kalankii ay yeesheen madaxda Soomaaliya iyo Yugaandha ?
Post

Maxaa ka soo baxay kalankii ay yeesheen madaxda Soomaaliya iyo Yugaandha ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah shalay ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Labada hoggaamiye ayaa yeeshay  ayaa wada-hadallo miro-dhal ah la yeeshay Madaxwaynaha martida loo yahay Mudane Yoweri Museveni. Qodobada ugu muhiimsan ee kulanka kasoo baxay: 1. Labada...