Day: April 10, 2025

Home » Archives for April 10, 2025
Saraakiil katirsan maamulka Trump oo soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho
Post

Saraakiil katirsan maamulka Trump oo soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho

New York ( Raxanreeb Online) Sida ay wararka sheegayaan saraakiil katirsan maamulka madaxweyne Trump, ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda  Mareykanka ee Muqdisho, kaddib khatar culus oo laga muujiyay Al-shabaab. Wargeyska The Times ee kasoo baxa Mareykanka, ayaa qoray  in qaar ka mid ah Saraakiisha ugu sarraysa wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dawladda Maraykanka ay...

Meydka Jeneraal Sheegoow oo maanta loo qaaday magaalada Jowhar
Post

Meydka Jeneraal Sheegoow oo maanta loo qaaday magaalada Jowhar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Meydka Jeneraal Sheegoow Axmed Cali, ayaa maanta laga qaaday Muqdisho isga oo la geeyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si halkaasi loogu aaso. Ka hor inta aan la qaadin Meydka Jeneraalka ayaa salaada Janaasada waxaa lagula tukaday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Eelkiisa iyo dad badan...

Golaha wasiirada oo meel mariyay heshiis ay wada galeen Soomaaliya iyo Masar
Post

Golaha wasiirada oo meel mariyay heshiis ay wada galeen Soomaaliya iyo Masar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya qeybo kamid ah gobollada dalka. Kulanka golaha ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, waxaana lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka,...

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisayay howlgallo ka socda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Post

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisayay howlgallo ka socda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Hir-shabeelle-Somalia ( Raxanreeb Online) Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan, oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladii u dambeeyay ee ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka  ay ka sameyeen gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Afhayeenka ayaa sheegay in howlgal ka dhacay deegaanka Ceelka Nuur Gadow lagu dilay 5 xubnoo  oo katirsanaa Al-shabaab,...

Ukraine oo sheegtay in ay qabatay askar u dhalatay Shiinaha
Post

Ukraine oo sheegtay in ay qabatay askar u dhalatay Shiinaha

Ukraine ( Raxanreeb Online) Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay ciidammada Ruushka ee gobolka Donetsk, bariga Ukraine, sida uu sheegay Madaxweynaha dalkaasi, Volodymyr Zelensky. Talaadadii ayaa madaxweynaha Ukraine waxa uu tilmaamay in ay hayaan xogo muujinaya in tirada ciidanka Shiinaha ee ka...