Month: April 2025

Tiro Hobiyeyaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho
Post

Tiro Hobiyeyaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, ayaa saakay waxaa ku dhacay tiro Hoobiyeyaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray, waxaana ay geysteen khasaaro kala duwan. Madaafiicdan oo gaareysay  ilaa iyo saddex,  ayaa si yaabo kala duwan ugu dhacay xaafado ku yaalla degmooyinka Boondheere iyo Warta nabada ee Muqdisho....

Dagaal iyo duqeymo ka dhacday deegaano hoostaga degmada Galcad
Post

Dagaal iyo duqeymo ka dhacday deegaano hoostaga degmada Galcad

Galcad ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duqeymo diyaaradeed laga fuliyay deegaano hoostaga degmadaasi. Duqeynta ayaa si gaar ah waxaa la sheegay in lagu beegsaday saldhig ay kooxda Al-shabaab ku lee yihiin deegaan hoos yimaada Galcad. Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa ku waramay...

Soomaaliya oo amartay inay dalka ka baxdo haweeney ajnabi ah
Post

Soomaaliya oo amartay inay dalka ka baxdo haweeney ajnabi ah

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd madaxa arrimaha gargaarka ee dowladda, sida aan ka soo xigannay wargeyska Global Bar Magazine. Sababta ayaa lagu sheegay khilaaf soo kala dhex galay labada dhinac, Anna Saleem Hogberg, waxay tan iyo 2022-kii ahayd madaxa...

Booliska degmada Wanlaweyn oo soo qabtay rag ka ganacsanayay maandooriye
Post

Booliska degmada Wanlaweyn oo soo qabtay rag ka ganacsanayay maandooriye

Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmadaasi, ayaa ku soo qabtay rag ka ganacsanaayey wax yaabaha Maanka-dooriya Taliska Ciidanka Booliska oo kaashanaaya bulshada ayaa xogta Raggan ka ganacsanaayay muqaadaraadka heley ayadoona ugu dambeyn gacanta lagu soo dhigey. Sidoo kale Taliska ayaa sheegay in...

Kulanka golaha wasiirada oo looga hadlay dagaalka Al-shabaab
Post

Kulanka golaha wasiirada oo looga hadlay dagaalka Al-shabaab

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka kooxda Al-shabaab  ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka...

Dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed oo ka kacay degmada Hodan
Post

Dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed oo ka kacay degmada Hodan

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno xaafada Soonakey ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in maanta dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed uu ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal kamid ah dadka deegaanka, ayaa inoo sheegay in dabka markii hore uu ka biloowday koronto, kaddibna uu ku fiday goobaha...

Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay dagaalka Shabaab
Post

Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay dagaalka Shabaab

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal. Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa...

Tirada dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Myanmar oo korartay
Post

Tirada dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Myanmar oo korartay

Myanmar ( Raxanreeb Online) Markii laga aadaamay jimcahii lasoo dhaafay magaalada Sagaing ee dalka Myanmar, ayaa boqolaal Muslimiin ah waxay u dareereen shanta masaajid ee ku yaala bartamaha dalka Myanmar. Waxa ay aad ugu hamuun qabeen in ay tukadaan salaadii jimcaha ee ugu dambeysay bisha barakaysan ee Ramadaan, iyadoo maalmo qura ay ka harsantahay maalmaha...

MW Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
Post

MW Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada Jabuuti,waxa uuna kulan gaar ah la yeelan doonaa dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka...

Deadly Clan Clashes Between Two Militias Erupt in Western Mudug
Post

Deadly Clan Clashes Between Two Militias Erupt in Western Mudug

(Raxanreeb Online) – Heavy fighting between two clan militias broke out in the areas of Jiicboor and Saax Quraan, located in the western part of Mudug region, central Somalia. According to eyewitnesses and residents, both sides engaged in intense gunfire, using heavy weapons. The exact number of casualties remains unknown as information from the area...