Day: February 21, 2026

Home » Archives for February 21, 2026
South West State President Declares Security Sweeps Following Visit to Darawiish Forces in Baidoa
Post

South West State President Declares Security Sweeps Following Visit to Darawiish Forces in Baidoa

Baidoa (Raxanreeb Online) – The President of Abdiaziz Hasan Mohamed Laftagareen, Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, paid a morale-boosting visit to units of the South West State Darawiish forces who are currently being prepared to strengthen security and safeguard governance across the region. During his visit, the President reiterated his administration’s firm commitment to supporting and...

Muslimiin iyaga oo Ramadaan cunto cunaya oo la xiray
Post

Muslimiin iyaga oo Ramadaan cunto cunaya oo la xiray

Kano ( Raxanreeb Online) Booliska Islaamiga ah ee gobolka Kano ee woqooyiga Nigeria ayaa xiray sagaal qof oo Muslimiin ah, kuwaas oo la arkayay iyagoo cunto cunaya maalintii koowaad ee Soonka Ramadaanka ee sanadkan. Kano waxaa ku badan dad Muslimiin ah, halkaas oo nidaamka sharciga Islaamka – Shareecada – uu ka barbar shaqeeyo sharciga cilmaaniga...

Lafta-gareen oo sheegay in la xoojinayo amniga deegaanada Koonfur Galbeed
Post

Lafta-gareen oo sheegay in la xoojinayo amniga deegaanada Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboeedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqasho, dhiiragelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaarinayo adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada koonfur galbeed. Madaxweynaha ayaa adkeeyey in dowladdu ka go’an tahay taageeridda iyo tayeynta ciidamada, si ay u gutaan waajibaadkooda qaran...

SOMALIA: Key Political Dialogue Delayed Amid Intense Federal–Opposition Negotiations
Post

SOMALIA: Key Political Dialogue Delayed Amid Intense Federal–Opposition Negotiations

Mogadishu (Raxanreeb Online) — High-level consultative meetings are underway in Mogadishu between leaders of the Federal Government of Somalia and members of the opposition, focusing on key national issues including elections, constitutional matters, security, and the continuation of structured dialogue between the two sides. The talks, which took place on Wednesday and Thursday, were temporarily...

Diplomatic Gains Boost Somali Passport Standing Worldwide
Post

Diplomatic Gains Boost Somali Passport Standing Worldwide

The passport of the Federal Republic of Somalia has risen 15 positions in the most recently released global passport ranking, moving from 111th place in 2021 to 96th position today. Prime Minister Hamza Abdi Barre said the improvement reflects growing international confidence in Somalia’s progress, stability, governance and global standing. He noted that the enhanced...

Dowladda federaalka iyo Mucaaradka oo kulamo gaargaar ah ka wada Muqdisho
Post

Dowladda federaalka iyo Mucaaradka oo kulamo gaargaar ah ka wada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) waxaa magaalada Muqdisho ka socda kulamada gaargaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ay uga arrinsanayaan qodobada miiska saaran ee la xiriira Doorashooyinka, Dastuurka, amniga iyo in ay sii socdaan kulamada u dhaxeeya. Shirka oo qabsoomay Arbacadii iyo Khamiistii ayaa hakad galay Jimcihii hakad si labada dhinac ay usoo...

Dowladda Shiinaha oo cadaadis xun saaray Muslimiinta ku nool dalkaasi
Post

Dowladda Shiinaha oo cadaadis xun saaray Muslimiinta ku nool dalkaasi

Shiinaha ayaa mar kale sanadkan xayiraado aad u adag ku soo rogay soomka muslimiinta Iigoorka ee ku nool Turkistaanka Bari. Maamulka ayaa adeegsanaya habab caburin ah oo lagu joojinayo gudashada waajibka diiniga ah, iyadoo la geeyay ciidamo gaar ah oo waddooyinka wareega si ay u ilaaliyaan dadka si dhuumasho ah u soomaya. Ciidamadan ayaa habeenkii...