Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Waxaan kulan ku saabsan xaaladda dalka, adkaynta midnimada iyo xal-u-helidda khilaafaadka ka taagan dastuurka iyo doorashooyinka dalka la qaatay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ay wehelinayeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta goleyaasha...
Day: February 25, 2026
Ra’iisul wasaaraha Jarmalka oo gaaray Shiinaha
Dalalka Yurub ayaa bilaabay Xiriir toos ah oo ay la sameynayaan Shiinaha kaddib markii Trump uu cadaadis ku bilaabay dalalka Yurub. Ra’iisul wasaaraha Jarmalla, Friedrich Merz ayaa gaaray Shiinaha, wuxuuna maanta wada-hadal lagu xoojinayo xiriirka iyo kalsoonida labada dal uu la yeeshay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo Merz uu noqonayo hoggaamiyihii saddexaad oo galbeedka ka...
Wasiir Fartaag oo sheegay in la dilay saraakiil katirsan AS oo…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ( Fartaag), ayaa sheegay in laamaha amniga dalka ay xooga saari doonaan la dagaallanka kooxda Al-shabaab. Wasiir Fartaag, ayaa carabka ku dhuftay in amniga Muqdisho uu ku yimid iskaashi dhex-maray laamaha amniga iyo shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan rabaa in aan laamaha amaanka...
Madaxweynaha Israa’iil oo yimid dal Soomaaliya daris la ah
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa Arbacada saaka ah tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Waa booqasho rasmi ah oo uu madaxweynaha Israa’iil ku tegay Itoobiya. Markii uu Madaxweyne Herzog ka degay Gegida diyaaradaha ee Bole International Airport, waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gedion Timothewos iyo Wasiiru-dowlaha,...
NISA oo sheegtay in weerar ka dhacay Hir-shabeelle ay ku dishay 23 xubnood oo katirsan AS
Hir-shabeelle ( Raxanreeb Online) War qoraal oo kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay afar howlgal oo qorsheysan ay toddobaadkan ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isla markaana ay ku dileen in ka badan 23 maleeshiyaadka oo katirsan...
Somali Government Warns Businesses Over Financing of Al-Shabaab
Mogadishu, Somalia – The Minister of Interior Security of the Federal Government of Somalia, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, has announced that security forces have intensified operations against Al-Shabaab, implementing what he described as a coordinated and multi-dimensional strategy aimed at dismantling the group’s operational, ideological, and financial networks. Addressing the media, Minister Fartaag said that...





