Day: February 26, 2026

Home » Archives for February 26, 2026
Turkiga oo beeniyay in Nidaamka difaaca hawada ee s-400 uu keenay Soomaaliya
Post

Turkiga oo beeniyay in Nidaamka difaaca hawada ee s-400 uu keenay Soomaaliya

Ankara ( Raxanreeb Online) Dowladda Turkiga ayaa beenisay wararka lagu baahiyay baraha bulshada, kaasi oo ahaa in dowladda loo diray Nidaamka difaaca Hawada sare ee S-400, oo ah mid ay soo saarto dawladda Ruushka, Ankara ay sanado ka hor ay iibsatay. Wasaaradda gaashaandhiga Turkiga ayaa xaqiijisay in aysan jirin wax qorshe ah oo S-400 Soomaaliya...

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee maamulka Koonfur Galbeed ?
Post

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ee maamulka Koonfur Galbeed ?

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, Abaaraha, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed. Shirka ayaa lagu lafaguray xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed Howlgalada socda ee lagula...

Booliska oo qabtay nin ku eedeysan mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay dalka Liibiya
Post

Booliska oo qabtay nin ku eedeysan mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay dalka Liibiya

Garoowe ( Raxanreeb Online) Ciidanka Booliska ee maamulka Puntland, ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Nugaal, ay ku soo qabteen nin ku eedeysan mukhalasnio iyo tacadiyo ka dhan ah muwaadiniin Soomaaliyeed . Qoraal kasoo baxay  qeybta Booliska gobolka Nugaal, ayaa lagu sheegay in la qabtay eedeysane lagu magacaabo Guuleed Cabdicaasiis, kaasi oo ku...

Villa Somalia oo kulan xasaasi ah uga socdo madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyihii hore ee Shariif…
Post

Villa Somalia oo kulan xasaasi ah uga socdo madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyihii hore ee Shariif…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa goordhaw ka biloowday kulan u dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynihii hore ee ee Dowladii KMG aheyd Shariif Sheekh Axmed iyo musharaxiinta madaxweyne ee kala ah Cabduqaadir Cosoble iyo Cabduqaadir Macalin Nuur. Wararka hordhaca ah ee laga helayo kulankan, ayaa sheegaya inuu daaran yahay sidii markale ay miiska...

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
Post

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Azerbaijan, Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo, waxaana ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, , Jeyhun Bayramov. Munaasabadda waraaqaha looga guddoomay safiirka ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Azerbaijan, halkaas...