Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho tan iyo shalay waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo gaar gaar ah ayna lee yihiin xubnaha mucaaradka, kaasi oo ay uga hadlayaan suurtagalnimada qabashada shirka watashiga ee ay icmaalisay dowladda federaalka iyo qodobada ay miiska la tagi doonaan. Xalay sidoo kale magaalada Muqdisho, waxaa ka dhacday kulan casho sharaf ah...
Month: February 2026
Somalia makes history as it makes its way to the AU peace and Security council seat.
The Federal Republic of Somalia has been elected to the African Union Peace and Security Council (PSC) for a 3-year term running from 2026 to 2028. Somalia now sits at the helm of the African Union Peace and Security Council after the Wednesday election held in Addis Ababa, Ethiopia. The victory is more than a...
Deni vows to stay in Mogadishu until a consensus is reached.
Puntland President Sadi Abduallah Deni has revealed he will only leave Mogadishu for Garowe upon reaching a consensus on the contentious electoral framework model for the 2026 election. Speaking at a political gathering in Mogadishu on Wednesday after arriving for the critical, much-awaited talk with the Federal government leaders, Deni made it clear he has...
Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Doorasho Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) inta u dhaxeeysa sanadka 2026–2028, taas oo muujineysa horumar diblomaasiyadeed oo ay gaartay Soomaaliya Tallabadan ku soo noqoshadeeda Soomaaliya ee kaalinta ay ku lahayd saaxadda qaaradda iyo tan caalamkaba, ayaa loo arka mid cadeeyneysa sida ay dowladda...
Markab dagaal oo ay lee dahay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqday markabka TCG SANCAKTAR, oo ka mid ah maraakiibta dagaalka ee Ciidamada Badda Turkiga ee soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashadan iyo soo-dhaweynta maraakiibta dagaalka Turkiga ayaa ku soo beegmaysa xilli Dowladda Federaalka...
Egypt Trains First Batch of Somali Troops
Somalia is set to dispatch the first group of newly recruited special forces personnel to Egypt for advanced military training, marking a significant step in the implementation of the recent defense cooperation agreement between Mogadishu and Cairo, sources familiar with the arrangements told Mustaqbal Media. The contingent, comprising approximately 50 recruits, is expected to depart...
Turkiga oo laga soo tarxiileysa 40 qof oo Soomaali ah
Istanbuul (Raxanreeb Online) Dowladda Turkiga ayaa maanta dalkeeda kasoo tarxiilaysa 40 Qof oo Soomaali ah oo isugu jira Rag iyo Dumar. Dadkaan lasoo tarxiilayo ayaa qaarna ku noolaayeen magaalooyinka kala duwan ee Turkiga, halka qaarkoodna lagu qabtay Garoomo diyaaradeed oo Turkiga kuyaal xilli ay doonayeen in ay dalkaas gudaha ugalaan. Weli lama oga sababta loo...
Mucaaradka iyo dowladda oo kulamo gaar gaar ah ka wada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho tan iyo xalay waxaa ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo ay oo ay wadaan dowladda federaalka iyi xubnaha mucaaradka, waxaana dhinacyo kulamadan ay yihiin kuwa ay uga tashanayaan qodobada muhiimka ah ee ay shir la hortagi karaan. Ilo wareedyo kala duwan ayaa Raxanreeb, u sheegay in kulamadan oo qaatay...
Puntland and Jubaland leaders are in Mogadishu for the crucial talks.
The presidents of Jubaland, Ahmed Madobe, and Puntland, Said Abdullahi Deni, arrived in the Somali capital, Mogadishu, on Tuesday afternoon for the much-awaited historic electoral talks that would define the politics of the Federal Republic of Somalia. The two regional leaders were received by the senior federal officials and members of parliament, signaling a cautious...
Somalia and Turkey forge strategic Tech partnership
The National Communication Authority of Somalia and the Information Technologies and Communication Authority of Turkey have signed an MOU that will enhance digital communication innovation in Somalia. The new agreement was signed at the BTK headquarters in Ankara, where it will cover an array of technical and administrative domains essential for the 21st-century economy. Somalia...





