Month: February 2026

Masar oo khuburo amni dhaqaatiir u soo direysa Soomaaliya
Post

Masar oo khuburo amni dhaqaatiir u soo direysa Soomaaliya

Qaahira ( Raxanreeb Online) War kasoo baxay dowladda Masar ayaa lagu sheegay in Masar ay qorsheysay in saraakiil khuburo ah oo dowladda Soomaaliya ka caawinaya amniga iyo dagaalanka argagixisada. Hadalkan ayaa soo baxay kaddib markii ay kulan Qaahir shalay ku yesheen madaxda Masar iyo Soomaaliya. Masar ayaa horay fasax ogolaansha oo ku aadan in ciidamadeeda...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis militari
Post

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis militari

Riyadh (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan ah la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan. Heshiiskan ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milatariga ee labada dal, waxaana uu diiradda saaraya arrimo kala duwan oo ay wada daneynayaan Soomaaliya iyo Sucuudiga, gaar ahaan amniga,...

Somalia in Defence Talks with Saudi Arabia over JF-17 Fighter Jets
Post

Somalia in Defence Talks with Saudi Arabia over JF-17 Fighter Jets

Reports suggest that the Federal Government of Somalia is exploring the acquisition of JF-17 fighter aircraft as part of a broader package of military assistance discussed with the Kingdom of Saudi Arabia. According to sources with knowledge of the discussions, Riyadh requested that Mogadishu formally submit a list of priority defense requirements it seeks Saudi...

Muxuu ku saabsan yahay safarka madaxweynaha Masar uu ku tagayo Imaaraatka ?
Post

Muxuu ku saabsan yahay safarka madaxweynaha Masar uu ku tagayo Imaaraatka ?

Qaahira (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al- Sisi ayaa kuwajahan Imaaraatka Carabta, maalin ka dib markii uu la kulmay dhiggiisa Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo todobaadyo kahor xumaaday xiriirkii uu la lahaa Imaaraatka Carabta. Bayaan ay soo saartay madaxtooyada Masar, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi safarkiisa lagu tilmaamay mid walaaltinimo, kaas oo...

Somalia, Egypt Presidents Meet in Cairo to Strengthen Bilateral Ties
Post

Somalia, Egypt Presidents Meet in Cairo to Strengthen Bilateral Ties

The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, held a high-level meeting with the President of the Arab Republic of Egypt, Abdel Fattah El-Sisi, in Cairo, where the two leaders discussed a range of bilateral and regional issues. According to a joint statement issued by the Presidencies of Somalia and Egypt, the...

Mareykanka oo waqti u qabtay in si dhaqso ah loo soo afjarayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka
Post

Mareykanka oo waqti u qabtay in si dhaqso ah loo soo afjarayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka

Ukraine ( Raxanreeb Online) Volodymyr Zelensky madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in Mareykanku doonayo in dagaalka kala dhexeeya Ruushka uu dhammaado bisha Juun, isagoo intaa ku daray in labada dhinacba lagu casuumay Mareykanka wadahadallo dhici doona toddobaadka soo socda. “Mareykanku markii ugu horreysay ayuu soo jeediyay in labada kooxood ee wada xaajoodka Ukraine iyo Ruushka ay...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan AS oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Howlgal lagu dilay xubno katirsan AS oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

War-maxan ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen bartilmaameed ah oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka War-maxan ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkaas waxaa lagu dilay laba ka mid ah maleeshiyaadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la leh dhiggiisa dalka Masar
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la leh dhiggiisa dalka Masar

Qaahira ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay  Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar, halkaasoo uu ku qaabilay dhiggiisa Cabdifataax Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa wada hadaladooda diiradda ku saaraya xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal, iskaashiga istaraatiijiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal...

Somalia Warns Israel Against Any Military Base on Its Territory
Post

Somalia Warns Israel Against Any Military Base on Its Territory

Mogadishu — Hassan Sheikh Mohamud has reaffirmed that the Federal Government of Somalia will take all necessary measures to protect the country’s unity, sovereignty, and independence. Speaking in an exclusive interview with Al Jazeera Television, the President addressed reports concerning Israel’s alleged interest in establishing a military base in Somalia. He stressed that any such...

Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo si layaab leh uga hadlay qadiyadda Falastiin
Post

Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo si layaab leh uga hadlay qadiyadda Falastiin

Doxa (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Araqchi, oo u safray Doha kaddib wadahadallo dadban oo uu Mareykanka kula yeeshay Muscat, ayaa ka hadlay “Xafladda Furitaanka Madasha Algiers 2026.” Ujeeddada ugu weyn ee khudbadda Mr. Araqchi waxay ahayd arrinta Falastiin iyo “amniga gobolka.” Abbas Araqchi wuxuu ku tilmaamay arrinta Falastiin “imtixaan lagu cabbirayo...