Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin Davis, waxa ayna ka wada-hadleen xoojinta xiriirka labo-geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga iyo la-dagaallanka argagixisada oo...
Month: February 2026
Maxey yihiin ciidamada cusub ee la wareegay ammiga gobolka Mudug ?
Qardho (Raxanreeb Online) Ciidamo cusub oo ka tirsan Booliska Puntland ayaa la wareejiyay guud ahaan amniga gobolka Mudug, kadib markii ay dhawaan tababar ku soo qaateen xerada Xorgoble ee Qardho iyo kulliyadda tababarka Carmo. Ciidamadan ayaa lagu daabulay dhammaan todobada degmo ee gobolka Mudug ee Puntland, halkaas oo ay la wareegeen saldhigyada, rugaha booliska iyo...
Wararkii ugu dambeeyay ee Xarunta golaha shacabka iyo ciidamo Boolis ah
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xarunga golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan tan iyo saakay, kaddib markii ciidamo ka tirsan Booliska Federaalka lagu soo daadiyay gudaha hoolka Golaha Shacabka, si ay uga hortagaan suurta galnimada xildhibaanada qaar inay carqaladeeyaan fadhiga maanta. Ilo wareedyo ku sugan gudaha xarunta Golaha Shacabka...
Xildhibaan Sanyare oo sheegay in xarunta lasoo buuxiyay ciidamo Boolis..
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur oo loo yaqaan (Sanyare )) kana mid ah xildhibaanada mucaaradka ayaa isaga oo ku jira gudaha hoolka Baarlamanka ayaa sheegay in aan la beensan haddii askari ka tirsan ciidamada booliska ee ku sugan xarunta Baarlamanka uu ka qaato Mobile-kiisa. Xildhibaanka ayaa muuqaal toos ah kasoo galay bartiisa bulshada...
Somalia Presidency Fires Back at Claims by Former President
MOGADISHU — The Presidency of Somalia has rejected reports claiming that President Hassan Sheikh Mohamud held discussions with former president Mohamed Abdullahi Farmaajo concerning a house reportedly built for Somalia’s ninth president. In a statement issued on social media, the Director of Information and Media Relations at the Presidency, Abdicasiis Xasan Maxamed, said the reports...
Chaos Flares Again as Somalia Parliament Reopens Constitutional Debate
MOGADISHU — Members of the House of the People of Somalia and the Upper House of the Federal Parliament of Somalia are on Wednesday making a third consecutive attempt to convene a joint parliamentary session to deliberate on constitutional reforms, after the previous two sittings failed to proceed due to persistent disorder. The session is...
Turkish drillship Cagri Bey arrives in Somali waters.
The Turkish ultra-deepwater drilling vessel Cagri Bey has officially reached the Somali territorial waters to commence the first-ever offshore drilling operation in Somalia’s history. The deployment follows months of comprehensive seismic surveys conducted by Turkish research vessels, which identified high-potential hydrocarbon reserves beneath the seabed. Cagri Bey is one of the 6 ultra-deepwater drillships added...
19 Somali Lawmakers suspended from the house of the people over chaos
The speaker of the House of the People (Lower House) has suspended 19 members of parliament, following their involvement in the disruption of a parliamentary session in the Somalia bicameral parliament last month. The suspensions bar 19 members of parliament from attending 12 consecutive parliamentary sessions, which include joint sessions of the two houses and...
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in lasoo afjaray kooxihii hubeysanaa ee ka dagaalamayay Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Mamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegay in lasoo gabe-gabeeyay howlgal culus oo maanta ka socday magaalada Baydhabo, kaasi oo lagu beegsanayay kooxo magaalada ka waday falal wax u dhimaya amniga. Qoraal lagu baahiyay telefashinka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay in howlgalka uu biloowday saacadihii hore ee saakay, isla markaana kooxo ay...
Hassan Sheikh Mohamud Grants Full Tax Exemption for Humanitarian Aid
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has announced a comprehensive tax exemption on all humanitarian supplies, equipment, and services entering the country, as part of intensified efforts to address Somalia’s worsening humanitarian crisis. The announcement was made during the President’s visit to the Somali Disaster Management Agency and the National...







