Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askari katirsan ciidanka daraawiishta Puntland oo waqooyiga Gaalkacyo xalay ku diley qof shacab ah. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in wiilka la dilay uu kamid ah dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta, kaasi oo lagu magacaabi jiray Alle hau axariiste Cabdullaahi Maxamed Xasan....
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Somaliland Minister Admits Somalia e-Visa Checks Are Being Enforced in Travel Process
Somaliland has implicitly acknowledged that Somalia’s federal e-Visa system is being applied in practice during travel checks, even as Hargeisa continues to insist the visa does not operate in territories under Somaliland’s control. The admission came from Somaliland’s Minister of Civil Aviation and Airports, Fuad Ahmed Nur, who said passengers are being asked to present...
Kooxo hubeysan oo jidka u galay gaari Aroos u socday ku laayay dadkii saarnaa
Guriceel ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo jidka u galay gaari noociisa yahay Toyoto Probox oo u socday Aroos, kaasi oo marayay duleedka deegaanka Laanjabane ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay ilaa iyo 3 ruux ayaa ku geeriyootay weerarka, halka 2 ruux oo kalana ay ku...
Farmaajo oo sheegay in burbur ku yimid ciidanka xoogga dalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in burbur ku yimid ciidanka xoogga dalka, taas oo ay keentay dhowr arrimood. Farmaajo wuxuu sheegay in ciidamada lageliyay dagaallo aan qorshe iyo istiraatiijiyad laga fiirsadey lahayn, taas oo sababtay in AS sii xoogaystaan, dibna u qabsadaan deegaanno hore looga saaray. Sidoo...
Mogadishu Airport and Major Roads to Close Dec. 25 for Election Security
MOGADISHU— Somalia’s Civil Aviation Authority has announced a full suspension of operations at Mogadishu’s Aden Adde International Airport on Thursday, 25 December, citing security and administrative preparations linked to an anticipated election in the capital. In an official notice, the Authority said the temporary shutdown is intended to facilitate special arrangements required for the day’s...
Somalia Says 15 Al-Shabaab Fighters Killed in Middle Shabelle
Mogadishu (Raxanreeb Online) — Somalia’s Ministry of Defence says government forces have carried out a planned operation against Al-Shabaab in Jabadgodane, an area under Xawaadley district in the Middle Shabelle region, following reports of clashes and airstrikes in recent hours. In a statement dated 21 December 2025, the Ministry said the Somali National Army conducted...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjogayaal sare oo katirsanaa kooxda AS
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Gashaandhigga ee Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal iyo duqeyn sacaadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Jabadgodane ee hoostaga Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa lagu sheegay in 21-kii December 2025, ciidanka xoogga dalka ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, ka fuliyeen deegaanka...
Dagaal iyo duqeymo ka dhacay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe
Xawaadley ( Raxanreeb Online) Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa ku waramaya in duqeyn culus laga fuliyay tuuooyin hoostaga deegaanka Xawaadley ee gobolkaasi. Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday aaga deegaanka Jabadgodane, oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku soo qul qulayeen maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaasi oo galay tuulooyin u dhow deegaanka ee gobolka Shabeellaha...
Lafta-gareen oo gaaray degmada Xudur iyo waxa uu salka ku hayo socdaalkiisa ?
Xudur ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Soo dhoweynta Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Bakool kan Degmada Xudur, Saraakiil Amni, Odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala...
Maxaa sababay iska hor-imaadka saakay ka dhacay degmada Jalalaqsi ?
Jalalaqsi ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ayaa ku waramaya in saakay iska hor-imaad khasaaro sababay uu ka dhacay gudaha degmadaasi. Wararka ayaa waxa intaas ku darayaan in iska hor-imaadka uu sababay kaddib markii xalay la xiray nabadoon caan ka ahaa deegaanka, kaasi oo ay xireen maamulka degmada. Goob...









