Gaarisa ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Harboole ee ismaamulka Gaarisa ee dalka Kenya, ayaa ku waramaya in Biriq ku dhacday deegaankaasi, ay dishay labo ruux oo mid kamid ah uu yahay Nin oday ah. Xiliga biriqda dhaceysay ayaa waxaa da’ayay roob goos goos, labada ruux ee geeriyooday, ayaa la sheegay in biriqda...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaanka ee Golaha Shacabka ee Soomaaliya, ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 22-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, Habdhowraha Golaha Shacabka ee...
Mogadishu: Gunfire Involving Soldiers Kills a young Bajaj Driver
Mogadishu — Additional details have emerged regarding the killing of a young man identified as Abdirisaq Abukar Mohamed Beereey, who was shot dead on Saturday night in the Barwaaqo area of Dayniile District, Banadir Region. According to local reports, the victim was hit during an exchange of gunfire involving two government soldiers in the neighbourhood....
Somalia Hosts EASF Summit in Mogadishu to Set 2025–2026 Roadmap
MOGADISHU-Somalia has opened the 35th Ordinary Policy Organs Meeting of the Eastern Africa Standby Force (EASF) at the technical level, hosted in Mogadishu, the Ministry of Defence said. The Permanent Secretary of the Ministry of Defence, Abdifatah Abdulkadir Farah, officially launched the meeting, which is expected to review EASF operational plans for the 2025–2026 period,...
Askari katirsan ciidanka dowladda oo wiil dhallinyaro ah ku dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay wiil dhalinyaro Aqoonyahan ah oo lagu magacaabi jiray Cabdi risaaq Abuukar Muxumed Beereey, oo xalay si fool xun loogu dilay waaxda Barwaaqo ee degmadda Dayniile ee Gobalka Banaadir. Marxuum C/risaaq Abuukar Muxumed Beereey ayaa waxaa dilay mid ka mid ah Laba Askari oo isku risaaseyneysay...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka Jubbaland iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Baarsanguuni, waxaana uu yimid kaddib markii Al-shabaab, ay weerar madaafiic ah ku qadeen saldhigga,...
Wiil ay dhashay Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo la xiray
Minnesota ( Raxanreeb) Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in ciidanka la dagaalka soo gelootiga ee ICE ay qabtaan wiil ay dhashay kaas oo ay doonayeen in ay u tarxiilaan Soomaaliya balse ka badbaaday markii uu tusay sharcigiisi Maraykanka. Wiilka Ilhaan Cumar oo ku dhashay gudaha Maraykanka ayay tilmaantay in ay doonayeen sidii loo tarxiil lahaa...
Puntland Darawish Troops Protest in Carmo Over Unpaid Salaries and Supplies
A group of Puntland Darawish forces who recently returned from operations against the Islamic State (IS/ISIS) in the Calmiskaad mountains have staged a protest in Carmo district, raising serious complaints against the Puntland administration. The soldiers said they were trained in Badhan district in Sanaag region and accused officials of corruption, favouritism and neglect, alleging...
Guddoomiye Muungaab “Xamar qarax iyo dil waa ka gudubtay ee doorasho qof iyo cod ah haloo dareero”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa weerar afka ku qaaday xubnaha mucaaradka dowladda, oo sheegay in ay doonayaan in nabadgalyada Muqdisho ay burburinayaan. Muungaab, ayaa sheegay in ay jiraan dad uu ku sifeeyey in siyaasada ay ka dhex raadinayaan nabadgalyo darro ka dhacda, taasi oo aan...
Saraakiil katirsan ciidanka Puntland oo qiray in weli horjoogayaasha Daacish ku sugan yihiin Calmiskaad
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa qirtay in ay jiraan goobo ku yaalla Calmiskaad oo ay weli ku sugan yihiin kooxda Daacish, kuwaas oo la aaminsan yahay in ay joogaan hoggaamiyeyaasha sarsare iyo maatada kooxdaas. Gaashaanle Jaamac Qorrax Sugulle oo ka mid ah saraakiisha Puntland ee dagaalamaysa Calmiskaad oo ka hadlay munaasabad ka...








