Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Maxey kawada hadleyn madaxweynayaasha Somalia iyo Turkiga ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa Turkiga, Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan, khadka taleefanka kula hadlay . Wadahadalka labada madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyo arrimo ku saabsan gobolka iyo dunida inteeda kale. Madaxweyne Erdoğan ayaa Madaxweyne Xasan u xaqiijiyey in...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday xubno katirsan Al-shabaab
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday Eedeysanayaal katirsan Al-shabaab, oo ka dambeeyay qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Muqdisho Eedeysaneyaasha kala ah Maxamed Nuur Cali, afgarashadiisuna tahay Cabdimajiid, Cabdullaahi Xuseen Maxamed iyo Deeqoow Aadan Barre Balse kooxda dhaxdeeda loogu yeero Cumar oo...
Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay
Yemen ( Raxanreeb Online) Danjiraha Soomaaliya ee dalka Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Yemen Amb. Mustafa Al-nucmaan. Danjiraha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga labada dowladood ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha,...
Puntland Forces Capture Daesh’s Main Stronghold in Ceelka Miraale
In a decisive operation, Puntland’s security forces have successfully dismantled what was once the largest Daesh stronghold in the Ceelka Miraale area of the Bari region. According to a statement from the Puntland Counter-Terrorism Unit, the forces launched a well-coordinated attack from several directions, targeting the group’s main base near the vital Ceelka water point—a...
Trump oo sheegay in xabbad-joojinta Qasa ay soo dhowdahay
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay sheegay in xabbad-joojin laga gaaro Qasa ay aad u dhowdahay. “Aad ayay ugu dhow yihiin inay xabbad-joojin gaaraan,” ayuu yiri Trump mar uu qabanayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Oval Office, isagoo intaa raaciyay, “Waanu idinla socodsiin doonnaa wixii kasoo kordha berri (Sabtida). Waxaan...
Kuraastii ay ka geeriyoodeen xildhibaan Seysey iyo wasiir Khadiijo Diiriye oo maanta la dooran doono
Jowhar ( Raxanreeb Online) Doorashada kuraasta HOP097 iyo HOP098 oo katirsan golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacaan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-shabeelle. Kuraastaan ayaa waxaa bananeeyay oo ka geeriyooday wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye, iyo xildhibaan Maxamuud Maxamed Jimcaale ( Sey-sey) oo labaduba katirsanaa Baarlamaanka golaha Shacabka. Kuraastan ayaa waxa u...
Duqeymo culus oo laga fuliyay deegaanka Basar
Balcad ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya duqeymo diyaaradeed oo laga fuliyay deegaanka Basra oo ah deegaan istiraatiiji ah oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaah Hoose, Ilo deegaanka kamid ah ayaa inoo sheegay in dhawaaqa duqeymo culus ay maqlayeen, kuwaasi oo gudaha ugu dhacay...
RW Xamsa oo ka hadlay geerida ku timid Generaal Morgan
Muqdisho (Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Gen Maxamed Xirsi (Morgan), oo shalay ku geeriyooday magaalada Nariobi ee dalka Kenya. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Gen Morgan uu kaalin weyn kasoo qaatay. “Waxaan uga tacsiyeeynayaa qoyska, Qaranka iyo guud ahaan Ciidanka qalab-sida...
RW Yahuuda oo sheegay in la dilay hoggaamiyihii Xamaas ee Gaza Maxamed Sinwar
Falastiin ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in milatarigoodu ay “ka takhaluseen” hoggaamiyihii Xamaas ee Gaza Mohammed Sinwar, oo ka mid ahaa ragga sida weyn loo doondoonayo, isla markaana ay walaalo yihiin hoggaamiyihii geeriyooday ee kooxdaas Yahya Sinwar. Mohammed Sinwar ayaa ahaa bartilmaameedka weerar ballaaran oo Israa’iil ay ka geysatay barxadda...









