Author: MR Guled (Hanad Guled)

Is qab qabsi miyaa ka taagan cayaal-weerada la sii daayo & sababta ?
Post

Is qab qabsi miyaa ka taagan cayaal-weerada la sii daayo & sababta ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska  Gobolka Banaadir ayaa sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan saraakiisha sii daysa  kooxa cayaal-weerarada ee lagu soo qabto howlgalada. Taliye Mahdi Macallin ayaa ku  canaantay saraakiisha  ciidanka sii daynta bilaa maxkamad la’aan cayaal wareerada  ciidanka gacanta lagu soo dhigay. Waxa uu sheegay Taliyaha in aan la aqbali doonin...

Dowladda suurtagal ma u  tahay in ay bilowday wajiga 2aad howlgalada
Post

Dowladda suurtagal ma u  tahay in ay bilowday wajiga 2aad howlgalada

Muqdisho (Raxanreeb ) Wajiga labaad ee howlgalada ka dhank ah kooxda Al – Shabaab ayaa lagu wadaa inuu ka bilowdo deegaano ka mid ah gobolada dalka. Inta badan ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay deegaano badan oo  ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  dhaq dhaaq waxa ay ka wadaan deegaano...

Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray
Post

Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya  hoobiyaal ah lagu garaacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah xaafadaha degmada wadajir sida ay sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay. Saraakiisha Dowladda oo nala hadlay ayaa...

Dagaal & Dadaal Nabadeed oo ka socda magaalada Laascanood !!
Post

Dagaal & Dadaal Nabadeed oo ka socda magaalada Laascanood !!

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee Gobolka Sool waxaa wali isku haya dadka deegaanka ee gobolada Sool iyo Sanaag iyo   ciidanka Soomaaliland , halkaas  oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku barakaceen. Maanta ayaa lagu  soo waramayaa in  markale halkaas ay isku fara saareen labada dhinac , inkastoo aan la soo sheegin...

MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & ujeedka safarkiisa
Post

MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & ujeedka safarkiisa

Aadanyabaal (Raxanreeb ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad safar  ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe Madaxweyne Xasan waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya...

Shabaab oo gudaha u galay saldhig ciidan oo  ku yaala Sh. Dhexe
Post

Shabaab oo gudaha u galay saldhig ciidan oo  ku yaala Sh. Dhexe

Jowhar (Warsheekh ) Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay ku lahaayeen degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha dhexe Dagaalka oo ahaa Mid Culus ayaa la’isku adeegsaday hubka Nuucyadiisa kala duwan iyadoona Al shabaab weersrka qaraxyada ah kadib dagaal toos ah...

Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho
Post

Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula galay gudaha magaalada Muqdisho kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan oo khasaare dhaliyay ayaa ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah dagaalkan ayaa ka dhacay Beerta Cali Mahdi ee ku taala degmada Dayniile , halkaas...

Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?
Post

Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Hoggaan kasta oo dalka la wareeega waxa uu leeyahay isbahaysiyo dalal shisheeye oo keliya uu eego danaha ah doorashadiisa oo kaalin ay ku lahaayeen ama si kale ula saxiib. Madaxwaynayaashii isaga kala danbeeyay xukunka ayaa siyaabo kala duwan ugu dhawaa dalal badan oo ay ugu horeeyaan carabta ay ku jirto oo...