Sanaag (Raxanreeb) Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay laba qof oo u dhashay Oramada Itoobiya oo halkaas ku sugnaa Sida wararku ay sheegayaan dilka labada qof ayaa ka dhacay deegaanka degaanka Milxo ee gobolka Sanaag Wararka ayaa intaaa ku daraya in dilka labada nin uu ka dhashay muran...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?
Garoowe (Raxanreeb) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad ka dhalatay YouTuber lagu magacaabo Kabtan Ayuub oo lagu soo dhawaynayay magaalada. Laamaha amniga magaalada Garoowe ayaa sheegay in amniga caasimadda hadda uu wanaagsan yahay isla markaana la dhameeyay xiisada ka bilaabatay Kabtan Ayuub oo maalmahan...
Gabar SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA
St. Louis Park(Raxanreeb) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doortay. Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis Park ee gobolka Minneasota ayaa Naadiya Maxamed u doortay inay noqoto duqa magaaladaas, iyada oo noqoneysa qofkii ugu horreeyay ee Muslim, Soomaali iyo Madow ah oo loo doorto xilkaas, Naadiya...
”dagaalka markuu dhamaado ayey kala cadaaneysa cida maamuleysa Gaza”
Tel Viv (Raxanreeb) Ciidamada Isreal ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana magaaladan maamulkeeda gacanta ku hayay kooxaga gabannimadoonka Xamaas. Isreal ayaana dooneysa in gabi ahaan magaalada Gaza ka saarto ururka Xamaas ay u arkaan halista ugu weyn ee la kulmayaan, waxa ayna dadaalkii ugu dambeeyay ku bixinayaan...
Iska horimaad Khasaaro geestay oo Garawe ka dhacay
Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay iska horimaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in is rasaasayntu dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda Puntland iyo kuwa taabacsan dhinaca mucaaridka. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada dowladda oo gelbinaya...
Qaramada Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax
Gaza (Raxanreeb ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan ciidanka Yahuuda kuwaas oo kumanaan shacab ah ku laalay halkaas. Israel ayaa laba jibaartay duqeynta cirka ay ku wado waqooyiga Gaza & xeryaha Qaxootiga oo ay sadex kamid ah shalay duqeysay. Tiradda dhimashada shacabka Gaza ayaa mareysa in ka badan...
At least 29 dead as floods devastate Somalia, Kenya
At least 29 people have been killed and more than 113,000 displaced following heavy rains and flash flooding in Kenya and Somalia. The Somali federal government declared a state of emergency Monday after floods caused the deaths of 14 people. Emergency rescuers were working to reach an estimated 2,400 people still trapped by flood waters...
Awdal farmers in debt after wind and rainstorms destroy produce and fruit trees
400 farmers in Baki, Awdal region of Somaliland, have been counting losses as their farm produce and fruit trees were destroyed by heavy rainfall and strong winds that struck on 26 September. Haybe Ali Kiban was growing tomatoes, onions and peppers that were washed away by gushing flood water. He was also growing lemons and...
Uganda’s Yoweri Museveni hits back over expulsion from US-Africa trade pact Agoa
Uganda’s president has downplayed the US’ decision to expel the East African country from a major trade deal. Last week, Joe Biden announced Uganda and three other countries would be dropped from the African Growth and Opportunity Act (Agoa). The US had previously said it might take such action after Uganda passed a tough new...
Somalia floods kill 10, displace more than 113,000 a year after drought
Floods caused by heavy rains across parts of Somalia have displaced more than 113,000 people and “temporarily affected” hundreds of thousands, the U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UN OCHA) said on Monday. About 10 people have died in the aftermath of the rains, and the government has declared a statement of emergency,...





