Muqdisho (Raxanreeb ) Roobabka Deyrta ayaa siweyn uga da’aya inta badan gobollada dalka, waxaana isasoo taraya khasaaraha ka dhashay fataado iyo daadad roobabka, waxaana xaalad adag wajahaya kumaan qoys, kuwaas oo u badan dadka kuwooda danta yar, beeraleyda, kuwa deegaansanaya Jiinka wabiga oo fataadda la kulmay. Fataadaha iyo daadadka ayaa si iskumid uga dhacay gobollo...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
WARCUSUB : Weerar TOOS ah oo koox hubaysan ay ka gaysteen Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) koox hubaysan oo watay mooto Bajaaj ayaa bambaanooyin qaraxyo ah ku weeraray gurigii hore ee Marxuum Maxamed Dheere oo ku yaalla D/Shangaani. Dad ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa RBC u sheegay in muddo kooban ay socotay weerarka bambaano ee kooxahan ay ku qaadeen degmada Shangaani. Halka ay wax ka...
Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Lafta-gareen oo biyo ay qaadeen
Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in daadadka ku dhuftay magaaladaas saamayn ay ku yeelatay guud ahaan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay iyo deegaanada kale ee maamulkaas. Roobka ka da’ay magaalada Baydhabo ayaa sababay in kumanaan qoysas guryaha ay ku dumeen isla markaana xaafadaha qaar ay kala...
Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale?
Israel ayaa duqeyn xooggan ka fulinayso Gaza kadib weerarkii ay Xamaas ka fuliyeen goobo ay Israa’iiliyiintu ka degan yihiin hareeraha magaalada Gaza horraantii todobaadkan. Khasaaraha, dhanka Isra’eil waxaa la sheegayaa 1,200 oo u badan shicib, dhaawacuna uu kor u dhaafay 3,000, halka duqeynta diyaaradaha Isra’il ay dileen ilaa hadda in ka badan 1,000 oo Falastiiniyiin...
Same Minneapolis mosque in flames for second time in less than one year
Muslim leaders and worshippers are on edge after a fire at the property of the Mercy Islamic Center. The same mosque was set on fire less than a year ago. Investigators say Jackie Little was behind the fire intentionally set on the third floor. Little was also tied to burning down the mosque inside the...
Thousands trapped in Somalia flash floods – UN
Thousands of people are trapped in flooded areas following heavy rains in Somalia’s Jubbaland state, the UN’s humanitarian agency says. The heavy rains that started last month have elevated the water levels on Juba river, causing flooding in riverine areas of the state, the Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (Ocha) said in a...
Induction programme equips newly rotated ATMIS officers for mission readiness
Twelve staff officers recently deployed to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have successfully completed a rigorous five-day induction and are fully prepared to contribute to the mission’s goals. The induction, a collaborative effort by the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) and United Nations Mine Action Service (UNMAS) ensured a deep...
Same Minneapolis mosque in flames for second time in less than one year
Muslim leaders and worshippers are on edge after a fire at the property of the Mercy Islamic Center. The same mosque was set on fire less than a year ago. Investigators say Jackie Little was behind the fire intentionally set on the third floor. Little was also tied to burning down the mosque inside the...
Juxaa ‘’Puntland uma qalanto in lagu hayo qol madoow ‘’ Juxa oo si layaab leh u hadlay
Garoowe (Raxanreeb ) Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa ayaa shaaciyay in uu si guul ah ku dhammaystirmay wejiga kowaad ee hannaanka doorashooyinka qof iyo cod oo lagu doortay golayaasha degmooyinka. Wasiir Juxaa ayaa sheegay in wejiga kowaad ee doorashooyinka ku dhisan hannaanka xisbiyada badan ee qof iyo cod lagu doortay 33 degmo oo...
Saameyn miyuu Soomaaliya ku yeelan karaa hadalkii Raysal wasaare Xamse ee Xamaas?
Kadib muddo bil ah oo uu socday dagaalka Xamaas iyo Israa’iil, dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay, iyada oo raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu taageero u muujiyey ururka Xamaas oo ay qaar ka mid ah dalwdaha Reer-galbeedku u aqoonsan yihiin argagixiso. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa Talaadadii ka hadlay qadiyaddan isaga oo khudbad ka hor...





