Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Parents of Liverpool winger Luis Diaz kidnapped in Colombia

The mother of Liverpool’s Colombian winger Luis Diaz has been rescued from kidnappers but the search for his father continues, Colombian President Gustavo Petro said. Petro posted on X, formerly known as Twitter, on Saturday that Diaz’s mother was rescued in Barrancas in the northern part of the country “We continue in the search for...

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir
Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo dacwad ka taala Maxkamadda G. Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku  yimaado Maxkamada. Muddo 10 Casho gudahood ayaa looga dalbaday in Maxkamadda uu ku hor yimaado si dacwaddiisa loo qaado. Wasiir Jaamac ayaa hadda howlo ku aaddan abaabulka Dagaalka AS u jooga Deegaannada Koofur galbeed. Wasiirka ayaa  illaa...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho
Post

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in iska hor imaad uu ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa ka dhacay afka hore ee xarunta maamulka degmada , waxaana la sheegayaa in labada ciidan ee Dowladda uu khasaare kala gaaray. Sida xogta ku helay iska hor imaadka ayaa...

WHO oo walaac kamuujisay digniino  Isra’iil u dirtay Isbitaalaka Al-Qudus 
Post

WHO oo walaac kamuujisay digniino Isra’iil u dirtay Isbitaalaka Al-Qudus 

New York (Raxanreeb)  Madaxa heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay iney ka walaacsan yihiin digniino ay Israa’iil ku bixisay in si degdeg ah looga baxo Isbitaalka Al-Quds ee marinka Qaza. “Waan ku celinaynaa – suurtagal maaha in la daadgureeyo Isbitaallada ay ka buuxaan bukaannada noloshooda ay ku jirto halis” ayuu yiri Tedros Adhanom Ghebreyesus....

Post

Ethiopia’s Determination for Port Access by All Means Necessary

Since the PM of Federal Democratic Republic of Ethiopia H.E. Dr Abiy Ahmed announced that his country is exploring all options to secure a port for Ethiopia, either through negotiation, “give and take,” or “force”, the concern of the littoral countries in the region about his intention has increased sharply. PM’s call to acquire sea...

Post

A Somalia Port for a Returned Somali land!

Ethiopia, a land locked country ( and due to its demographic explosion in the horizon), is desperate for a seaport! Somalia, on the other hand, a tiny country with a tiny population of 17 million, is blessed with The longest coastline on mainland Africa of approximately 3333 km! The question is, what would Ethiopia be...

Post

As Italy turns again to Africa, ‘good coloniser’ myth persists

Rome (AFP) – Italy’s government is eyeing Africa in pursuit of energy security, even as some officials defend Rome’s often-bloody colonial past on the continent — giving short shrift to historical accuracy. Historians agree that hundreds of thousands of civilians were killed under Italian colonial rule in Libya, Ethiopia, Eritrea and what is now Somalia...

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dowladda
Post

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dowladda

Muqdisho (Raxanreeb) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammar cusub oo ku socda dadka degan dhulka wasaarradii hore ee arrimaha gudaha oo kutaalla degmada Boondheere, gaar ahaan agagaarka taallada Daljirka Dahsoon, Sidoo kale, Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo muuqaal soo duubay ayaa ku amray dadka degan dhulka wasaaradda arrimaha gudaha in si deg deg ah...