Muqdisho (Raxanreeb) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen webiyada tan iyo markii ay bilowdeen roobabka xilliga Deyrta, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bini’aadantinimada (OCHA). Sidoo kale, Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee fatahaadda...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland”
Garoowe (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka jira is qab qabsiga ku saabsan mudada Guddiga doorashada Puntland uu sheegay in la qabanayo doorashada taa soo siyaasiin badan ay u arkaan muddo kordhin loo sameeyay Saciid Cabdulaahi Deni. Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo wareysi kooban bixiyay ayaa dastuur-jebin iyo sharci-darro ku...
Najib Mikati said that his country will not participate in the war with Israel
Interim Prime Minister of Lubnan Najib Mikati Confirmed that they are not ready to enter the War between Isra’il and phalastin. Also Najib Mikati he explained in a statement he gave agency news France that his country is in a Political situation. Other side, he shows his concern against security issues in Lubnan, but east...
R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil
Lubnaan (Raxanreeb) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda ciidamada Yuhuuda iyo kuwa Falastiiniyiinta. Sidoo kale, Mikati ayaa ku sharxay bayaan uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse in wadankiisu ay ku furan yihiin ku mowjado duufaanno siyaasadeed ah. Dhanka kale,Waxa...
Selling tea leads to bigger things for Mogadishu entrepreneur
Hassan Nur Mohamed started out as a tea vendor selling cups of tea from a single flask under a tree in Mogadishu. Now, 12 years later, he runs his own restaurant called Hassan-dhere that opened in June, employing five full-time and two part-time staff. “When I started my business I had just one flask of...
Two GSU officers killed, 4 injured in IED attack in Garissa
At least two General Service Unit officers were killed and four others seriously injured on Monday morning when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Dadaab, Garissa County. Police said the attack took place at Ege Dam along Dadaab-Garissa road when the officers were headed to provide security during the ongoing national The vehicle was...
Traveling is part of my work – Kenyan president
Kenyan President William Ruto has defended his numerous visits abroad, saying they have benefited the country economically. Mr Ruto has been criticised for having made the highest number of foreign trips in a year compared to any of his predecessors. Local media say he has been to 38 countries since coming to power in September...
Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden
New York (Raxanreeb) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya magaalada go’doonsan ee Gaza. Sidoo kale, Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxweyne Biden, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex qarxay labo Maleeshiyood
Dhuusamareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Beeleed cusub oo maanta ka qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug kasoo oo udhexeeyo labo Beelood oo dega halkaasi. Sidoo kale, dad goobjoogayaal aha ayaa inoo xaqiijiyay in haatan uu dagaalka kasocdo deegaanka Xananbuure oo ah halka dagaalka xooggiisa uu kasoo bilowday dagaalka udhexeeyo labadan...
CyberSOC Africa targets Kenya’s, East Africa’s cybersecurity market
Cybersecurity firm CyberSOC Africa has expanded to Kenya as part of its pan-African cybersecurity expansion plans. The new office will promote cybersecurity awareness and education as well as provide resources and tools to keep government agencies and organisations safe from cyber attacks. “We are excited to open the new cybersecurity office and to continue our...




