Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay
Post

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay

Walawayne (Raxanreeb ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee  Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa ka taagan maanta degmadaas. Sida wararku ay sheegayaan dilka Guddoomiye ku xigeenka Marxuum Haashim Maxamed Shareere ayaa salka ku haya , aano qabiil waxaana xaaladu ay tahay mid hubinti la’aan ah. Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha...

Saameyn ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle
Post

Saameyn ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle

Jowhar (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo  oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda wabiga ayaa saameyn ku yeeshay deegaanka Balcaano ay hoostagaan72 tuullo ,waxaana halkaasi ku baaba’ay dhulbeereed aad u ballaaran oo ay adeegsan jireen dadka danyarta ah ee ku...

Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC
Post

Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinka maamulkaas ay qabteen howl taariiqi ah  oo la xasuusan doono. Madaxwayne Saciid Deni ayaa sheegay in howl adag oo loo baahnaa ay qabteen  Guddiga doorashada TPEC kuwaas oo ku guulaystay qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday deegaano...

Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’
Post

Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeeray hadal shalay ka soo yeeray Madaxwaynaha maamulka Puntland. Faysal ayaa sheegay in marnaba macquul ahayn in ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaano ka mid ah gobolada Sool iy sanaag , halkaa soo ay   dagalamayaan dadka deegaanka iyo...

Al-Shabaab oo sideed askari ku dilay KENYA
Post

Al-Shabaab oo sideed askari ku dilay KENYA

Garissa (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay sideed askari oo Kenya ah ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay gudaha dalkaas oo ay gaysteen xubno ka tirsan Kooxda Al- Shabaab. Weerarkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay magaalada Garissa ee Waqooyi Bari Kenya , halkaas oo ay Al-Shabaab ka geystaan inta badan weeraro ka dhan ah...

Dagaal  salka ku  haya  maamulka oo ka dhacay Ceebarde gobolka Bakool
Post

Dagaal  salka ku  haya  maamulka oo ka dhacay Ceebarde gobolka Bakool

Baydhabo (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta  dagaal uu ku dhaxmaray degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa salka ku haya is qab qabsi xaga maamulka ah sida ay sheegeen dadka deegaanka oo aan la hadalnay. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay maanta degmada Ceelbarde ee...

WARCUSUB:  Xiisadda siyaasada Gedo oo  cirka isku shareertay
Post

WARCUSUB:  Xiisadda siyaasada Gedo oo  cirka isku shareertay

Muqdisho (Raxanreeb ) Xasarad xaga siyaasadda ah ayaa ka taagan degmooyinka gobolka Gedo oo ay isku hayaan maamulka Ahmed Madoobe iyo masuuliyiinta ,  iyo dadka deegaanka Gedo. Xasarada  ayaa xoogaystay markii la sheegay in  rasaas lagu furay guri magaalada Garbahaaray uu ka degan yahay  ugaas  beesha Sade  halkaas oo ka mid ah magaalooyinka laga diiday...

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada
Post

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada

Garbahaaray (Raxanreeb ) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha  Ahmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbiraalle. Dadka deegaanka ayaa isugu soo baxay  Garoonka diyaarada magaalada kuwaas oo diiday in magaalada ay  yimidaan diyaarada siday masuuliyiinta maamulka Ahmed  u soo magacabay gobolka Gedo. Waxaa lagu...