Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal balaaran ka sameeyay xaafado dhawr ah oo magaalada Muqdisho kuwaas oo la sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidamada ayaa inta uu socdeen howlagallada guri guri ugu baarayayay xaafadaha qaar ee degmooyinkaaas, si u hubiyaan amniga xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag. Howlgalkan oo ay si wadajir ah u...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
WARCUSUB : Dagaal ka dhashay doorashada oo Garoowe ka socda
Garoowe (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno – magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Madaxwayne Saciid Deni & xubnaha mucaaradka. Dagaalkan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah, balse weli lama oga tirada rasmiga ah ee khasaaraha. Wararka aan helnay ayaa...
TURKIGA : Doorashada ka socota oo wareega labaad la isla aaday & horudhaca natiijada
Ankara (Raxanreeb ) Aduunyada ayaa isha ku haysa natiijada doorashada ka dhacday Turkiga, halkaas oo lagu dooranayo cida noqonaysa madaxweynaha Dalkaas , waxaana soo baxaya natiijooyin hor dhac ah. Doorashadan waxaa si aad isu haya madaxwaynaha hadda talada haya Kemal oo ka socda dhinac mucaaradka . taas oo keentay loolanka adag ee – sanadkan uu...
12 SANNO ka dib waxaa dib loo furayaa xuduuda Soomaaliya & Kenya
Mandheera (Raxanreeb ) Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo dheer ka dib loo furayaa , taas oo caqabad ay ku qabeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool degmooyina Beledxaawo iyo Mandheera. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dib ay u furayso Xuduuda si ay u sahlanaato isku gudubka dadka iyo ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Goobaha...
Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan maxaa laga qaaatay ?
Khartoum ( Raxanreeb ) Bililiqo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in loo gaystay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Suudaan halkaas oo ay dagaalo ka dhacayaan. War ka soo baxay Taliska Ciiddanka Dowladda Sudan ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la dhacay Safaaradda Somalia iyo Xarunta Ergada Hawlgalka QM ee Nabad-Ilaalinta ee dalka Sudanta...
WARCUSUB : Askarta DFS oo Muqdisho lagu weeraray + khasaaraha
Muqdisho (Raxanreeb ) Qaraxii daqiiqadaha ka hor caawa laga maqlay Muqdisho waxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ah, waxa uu ka dhacay agagaarka hoteel Amiira ee degmada Hodan. Sida la xaqiijiyay cidna wax kuma noqon, waxaan goobta xiray ciidamada amniga oo baaritaanno ka bilaabay goobta. Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya oo goobta soo gaaray...
Doorashada Turkiga: Codadka la tiriyay illaa hadda
Ankara (Raxanreeb ) Natiijooyin hore ayaa soo baxaya doorashada sida weyn isha loogu hayo ee Turkiga, kaddib markii la soo xiray goobaha codka laga dhiibanayay. Dadka gaaraya 64 milyan ayaa loo oggolaaday inay codeeyaan. Madaxweynaha hadda talada haya ee Recep Tayyip Erdogan ayaa codkiisa ka dhiibtay magaalada Istanbul. Labada musharax ee kale, Kemal Kilicdaroglu iyo...
Nin & laba haweenay oo loo haysto Al- Shabaab oo gacanta lagu dhigay
Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen xubin tirsan oo ka tirsan Al- Shabaab oo falal amni ka gaysanayay magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegay ninkan oo ka tirsanaa kooxda Al Shabaab uu bambaano ku tuuray fariisin ciidanka kaga sugnaayeen xaafada jaamacadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa...
Dagaal ka qarxay Khartoum & wada-hadaladii socday oo fashilmay
Khartoum (Raxanreeb ) Dagaal culus oo u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa weli ka socda caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalooyin kale ka hor wadahadallada xabbad joojinta ee maanta la filayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Suudaan ay duqeeyeen goobo ay dad rayid ah degan yihiin, halka ciidamada (RSF) ay qabsadeen hanti...
Shacabka Turkiga oo maanta u dareeraya doorashada guud
Ankara (Raxanreeb ) Maanta oo Axad dadwaynaha dalka Turky-ga ayaa u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan Madaxwaynaha xukumi doona dalkaas sanadaha soo socda , taas oo isha lagu wada- hayo maanta. 60 milyan 697 kun oo codbixiyayaal ah ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan gudu ahaan magaalooyink dalka ka codeeyaan. Tirada musharixiinta...









