Serbia(Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweynaha JFS, kuwaas oo Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia. Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Dowladda Serbia uga...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Khilaafkii ka dhashay maaliyadda ee Hiiraan oo xal laga gaaray
Beledwayne(Raxanreeb)Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa la sheegay inb looga dambeyn doonaa maamulka Maaliyadda gobolka, Hiiraan ka dib kulan ka dhacay magaalada Beledwayne Shirka waxaa lagu sheegay in Guddoomiyr Cali Jayte dar-dar gelin doonaa sidii horay looga bartay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab kaas oo ka socda gobolka Hiiraan. Xubnahii maamulka ka midka ah...
MUQDISHO : Koox ‘’Kufsi ‘’ lagu eedaynayo oo la qabtay
Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha ciidanka Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen koox la tuhmayo in kufsi ay ka gaysteen magaalada Muqdisho. Kooxdan ayaa gacanta lagu soo dhigay ka dib howlgal ciidanka Dowladda ay ka fuliyeen degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Hadal ka soo baxay Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa...
Arimahan dartood ma dhaqaaqi karaan wada- hadalada Soomaaliya & Somaliland
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa la filayaa in ay dib u bilowdaan wada- hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ka dib markii dhawaan Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay ergay wada- hadaladaas qaabilsan. Ergaygaas oo ah Cabdikariim Xuseen Guuleed aadna ay isugu dhaw yihiin Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa bilaabay durbadiiba , shirar gooni gooni ah oo...
WARBIXIN : Go’ doonka dadka Muqdisho !!
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka jira xilligan xaalado adag oo raadaad aan wanaagsan ku reebay shacabka ku nool magaalada Muqdisho , taas oo keentay in xitaa Dowladda Soomaaliya ciidamo hor leh ay gayso degmooyinka qaar ee caasimadda. Dad badan oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhibaato badan ay kala kulmaan si...
Dowladda Shiinaha & Xukuumadda Somaliland oo – guntaha isla galay
Hargaysa (Raxanreeb ) Hadalo dhaliyay dhiilo ayay baraha bulshada isku dhaafsadeen masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo Danjiraha China u fadhiya Soomaaliya taas oo hadal hayn badana ay ka dhalatay. Hadalada ay is waydaarsadeen Danjiraha Soomaaliya ee China ka dhashay ka dib markii wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ay sheegtay China ay wado duulaan ka dhan...
António Guterres muxuu ku arkay booqashadiisa Soomaaliya ?
Geneva (Raxanreeb ) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo booqasho lama filaan ah ku yimid Soomaaliya ayaa dib u noqashadiisa ka dib waxa uu faahfaahin ka bixiyay xaalada guud ee ka jirta Soomaaliya iyo sida ay tahay in loogu gudbo caqabadaha jira. António Guterres ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan ay wajahayso caqabado badan oo haddii...
Taariikhda Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka oo Loo Dabaaldegayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April 2023 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo sanad walbo maanta oo kale loo dabaaldego. Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka iyo meello...
Faahfaahinta toogasho ka dhacday Mareykanka & khasaaraha jira
Louisville (Raxanreeb ) Shan qof ayaa lagu dilay lix kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday magaalada Louisville ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Booliska ayaa sheegay in toogashadu ay ka dhacday bangi ku yaalla magaalada. Shir jaraa’id oo ay qabteen daqiiqado ka hor, waxay sheegeen in lix qof ay...
Biyo Xireen lagu Yareeynayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Laga Hirgeliyey Hiiraan
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabeelle u geysto magaalada. Biyo-xireenkan la dhisay oo loogu magac-daray Kiliga Waraaboole ayaa waxaa maalgelisay Dowladda Norway. Xilligan oo roobab waaweyni ka da’een gudaha Ethiopia, ayaa dadweynuhu eegayaan, waxa uu biyo xireenkani...









