Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Dagaal xooggan ayaa bilowday duleedka Laascaanood

Laascanood ( Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Laascanood ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu kq bilowday saaka oo Isniin ah. Saddex jiho ayuu dagaalku ka socdaa, buurta sayidka iyo geeda qarsay iyo boodhinka Hass sida ay ku warameen dadka deegaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyaa ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka waxaana la maqlayaa rasaas xooggan...

Post

Magaalada GAROOWE oo “dagaal” ku waabiriisatay .

Garoowe(Raxanreeb)Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxa ay saaka ku waabariisatay rasaas si goos goos ah loo maqlayo, ka dib dhaqdhaqaaqyo ciidan oo tan iyo xalay ka jirey magaalada ka gadaal markii ay xalay qaybo magaalada kamid ah soo galeen ciidamo dhawaan hadlay oo taabacsan mucaaridka diidan Diwaangelinta Doorashada qof iyo cod ee Puntland, taasi oo ilaa...

Damaca iyo Hagardaamada MW Deni ee Hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland: Xog iyo Xal
Post

Damaca iyo Hagardaamada MW Deni ee Hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland: Xog iyo Xal

Garoowe (Raxanreeb ) Doorasho qof iyo cod ah waa riyada dadka reer Puntland waxaase nasiibdarro ah in MW Deni doorbiday in waxkasta ay kala wayntahay damiciisa gaarka ah. Afartii sano ee ugu horreeyay muddo xileedkiisa wixii dhaqaale, waqti iyo maskax la rabay inuu ugu adeego Puntland wuxuu geliyay damiciisii gaarka ahaa ee madaxtinimada Soomaaliya. Markii...

Post

Faahfaahin : Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa degmada Dolow ee Gedo

Dolow ( Raxanreeb ) Dabka  xooggan ayaa ka  kacey xaafado ka mid ah kaamka Kabasa ee degmada Dolow Somaliya, ee gobolka Gedo. ilaa 8 guri ayaa  waxayeelo ka soo  gaartay waxaana gubtay inta badan dukaamada ku yaaala xaafadda Kabaas ee Degmada Dolow. Madaxa arrimaha Bulshada Degmada Dolow Cabdifitaax Ismaciil Xuseen iyo qaybaha ka duwan ee...

Dowladda Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii  Mareykanka u  qarxiyay
Post

Dowladda Shiinaha oo si kulul uga hadlay buufinkii  Mareykanka u  qarxiyay

Washington (Raxanreeb ) Ciiddanka cirka ee dowladda Maraykanka oo adeegsanayay diyaarado dagaal ayaa burburiyay buufinkii looga shakiyay basaaska ee maalmahan dul heehaabayey qeybo kamid ah hawada Sare ee Maraykanka. Buufinka ayaa waxaa ku rakiban isgaarsiin casri ah, kaamarooyin, raadaarro iyo sansaro. Maraykanka ayaa sheegay in gobolka Montana oo hoy u ah kaydka hubka Nukliyeerka Maraykanka...

Madaxweynihii hore ee Pakistan oo geeriyooday
Post

Madaxweynihii hore ee Pakistan oo geeriyooday

Dubai (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii, ayaa ku dhintay Dubai isagoo 79 jir ah. Hogaamiyihii hore – oo ahaa madaxweyne intii u dhaxeysay 2001 iyo 2008 – ayaa u dhintay xanuun muddo dheer hayay, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay ciidamada qaranka. Intii uu...

Ciidamo laga soo daabulayo Gedo si loo geeyo Xarardheere
Post

Ciidamo laga soo daabulayo Gedo si loo geeyo Xarardheere

Beledxaawo (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshaha daabulidda ciidanka Gorgor ee Dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo gaysay degmooyinka qaar ee gobolka Gedo. Dhawr xero oo gobolka Gedo ah ayaa lagu soo waramayaa in laga saaray ciidamo fara badan kuwaas oo la isugu geeyay degmada Dolow ee gobolka Gedo si loogu soo qaado magaalada Muqdisho....

Shirkii dib u heshiisiinta KGS: Laftagareen oo sanad loogu daray”Warsaxafadeed”
Post

Shirkii dib u heshiisiinta KGS: Laftagareen oo sanad loogu daray”Warsaxafadeed”

Baydhabo ( Raxanreeb ) Shirka wada-tashiga dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo kan bulsheed ee dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS M.ne. Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe taariikhdu marka ahayd 19kii bisha November 2022, si lamid sidaas oo kale uu soo dhaweeyeen Madaxweynaha DKGS  20 November 2022 iyo siyaasiyiinta ku midoobey...

Askarta DF oo sii wada dilka Bajaajlayda &  mid kale oo lagu dilay Muqdisho
Post

Askarta DF oo sii wada dilka Bajaajlayda &  mid kale oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wade mooto bajaaj ayaa maqribnimadii caawa lagu toogtay  agagaarka Tarabuunka  degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Sida goobjoogayaashu ay sheegeen dilka waxaa geystey Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ee ku sugan isgoyska Terbuunka halkaas oo cariri xooggan uu ka jiray. Muran dhaxmaray askariga iyo Bajaajlaha ayaa sababay in dilkan uu dhaco sida...

Mucaaradka KGS oo soo saartay Jadwal “doorasho ”  oo u gooni ah.
Post

Mucaaradka KGS oo soo saartay Jadwal “doorasho ”  oo u gooni ah.

Baydhabo ( Raxanreeb ) Musharaxiinta mucaaradka Konfurgalbed ayaa maanta oo Sabti ah soo bandhigay  Jadwalka doorashada Konfurgalbeed . Arintan ayaa imaanaysa , iyadoo khilaaf uu ka taagan yahay doorashada maamulkaas isla markaana ay socdaan dadaalo dhexdhexaadin ah. Warqad ay soo saareen xubnaha mucaaradka iyo madasha Badbaada Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay in doorashada Madaxwaynaha Koonfur...