Muqdisho (Raxanreeb )- Qaban qabada shirka madasha wada-tashiga Qaranka ayaa ka soconaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose kadib codsi ka yimid Madaxweynaha Jubbaland. Shirkan oo la filay in uu ka qabsoomo Muqdisho dabayaaqadii bishii hore ayaa la sheegay in uu u baaqday cudur-daar ka yimid Madaxweyne Axmed Madoobe oo hawla yeeshay. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Bangladesh PM Sheikh Hasina flees country as students protest
DHAKA, bangladesh — Nearly 100 people were killed and hundreds more injured Sunday as renewed anti-government protests swept across Bangladesh, with protesters calling for the prime minister to resign and the prime minister accusing them of “sabotage” and cutting off mobile internet in a bid to quell the unrest. The country’s leading Bengali-language daily newspaper, Prothom...
HADDA : Ra’iisul Wasaarihii Dalka Bangladesh oo Is casishay – maxaa keenay ?.
Dhaka (Raxanreeb ) – Raiisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay isniintii waxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, xilli ay dalkaas ka socdaan mudaharaado rabshado wata, oo ah kuwii ugu xumaa ee dalkaas soo mara muddadii uu jiray. Taliyaha ciidamada General Waker-Us-Zaman oo khudbad ka jeediyay taleefishinka...
Baroordiiq & banaanbaxyo ka dhacay maanta Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbaxyo waa wayn oo lagu soo horjeedo weerarkii kooxd Al- Shabaab ay ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Dadkan waxa ayaa ka kala yimid xaafadaha iyo degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo ka xumaa weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee jimcihii ka...
Puntland | Maxabiis ku jirtay xabsiga Gaalkacyo oo baxsay.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- 13- ka mid ah maleeshiyaadka al-shabaab islamarkaana dil iyo xabsi daa’im ku kala xukunnaa ayaa ka baxsaday xabsiga saldhiga waqooyiga Gaalkacyo. laamaha ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaana ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan 9-kamid ahaa raggii baxsaday. Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo war qoraal ah soo dhigey bartiisa Facebook-ga ayaa wax...
MW Xasan Sheekh & Hay’adaha amniga oo ka kulmay weerarkii Liido & talaabo la qaadayo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii argagixisadu ku qaaday shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda. Madaxweyne Xasan...
Addis Ababa uu ka furmi doono shir lagu heshiisiinayo Soomaaliya & Itoobiya & wafdi gaaray.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Xubno wafdi ah oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha Dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa ka degay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Ujeedka wafdigan ayaa sida xogaha la helayo ay sheegayaan sii socodsiinta Wadahadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Abiy Axmed oo khilaafkooda uu gaaray meel aad u fog. Waxa ay wada-...
Dad badan oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka Balcad ee Sh. Dhexe
Jowhar (Raxanreeb )- Gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo maryay deegaanka Gololay ee Shabeellaha dhexe ayaa intooda badan dhintay ka dib markii miino ay la kacday gaariga ay saarnayeen. Gaarigan ayaa ka mid ahaa kuwa rakaabka ee ku safra wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ee Shabeellaha dhexe. Qaraxaan ayaa haleelay Gaari nooca...
Booliska “32 qor ayaa ku dhimatay, 63 qof na way ku dhaawacmeen weerarkii Xeebta Liido.”
Muqdisho (Raxanreeb )- Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed gaashaanle Cabdifitaax Aadan oo shir saxaafadeed qabtay ayaa sheegay in 32 qof oo shacab ah iyo hal askari ay qaraxa ku dhinteen, halka in ka badan 64 kale ay...
32 Qof oo ku geeriyooday qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xebta Liido ee magaalada Muqdisho , halkaaas oo ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka waxyeelada ay soo gaartay ayaa la dhigay isbitaalada magaalada Muqdisho kuwaas oo isugu jira kuwa culus iyo kuwo fudud. In ...





