Muqdisho ( Raxanreeb ) Waddooyinka Muhiimka ka ah ee Muqdisho saaka waxaa la soo dhoobay askarta milatariga iyo gaadiid dagaalka ee Madaxtooyada. Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa ku waabaraysatay ciidan lagu soo daadiyay luuqyada xaafadaha magaalada Muqdisho Lama oga in ay saacadaha soo socda ay xiridoonaan. Laamaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya wax faahfaahin...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Beesha Caalamka ” waa in la joojiyaa gacan- ka hadalka Laascanood “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan. Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal. *Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Shiinaha,...
Guddiga dib u heshiisiinta KGS oo la magacaabay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur galbeed. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ay ka bilowdeen rabshado la xiriira muddo xileedka Cabdicasiis Laftagareen. HOOS KA AKHISO :
DIGNIIN uu bixinayo Abdiraxmaan Abdishakur “Aqlabiyada Aamusan”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Soomaaliya ma aha dal siyaasaddiisu qaan-gaartay oo hannaankiisa xukun dhidibadu u taagmeen oo leh awoodo is dheelitiraya iyo hannaan khilaafka siyaasiga ah iyo kan dastuuriga lagu xalliyo. Mana aha dal ay awooddu kali-talis ama qoys gacanta ugu jirto. Waa dal colaad sokeeye iyo xukun la isku dilay ka soo kabanaya, siyaasad...
MD Xasan oo ka hadlay ka bixitaanka ATMIS , dagaalka Al- Shabaab & khilaafka Puntland.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadlay shacabka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha ayaa faahfaahin ka bixiyey guulaha 7dii bilood ee la soo dhaafay laga xaqiijiyay dagaalka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo uu sheegay inuu noqon doono sanadkii dalka xoroobi lahaa sida uu yiri. “Dadka Soomaaliyeed...
Jawaano Xashiis ah oo lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.
Kismaayo ( Raxanreeb ) Ciidanka Booliska Gobolka Jubada Hoose ayaa soo bandhigay 69 kiish oo Xashiish ah, Labo doon oo siday Xashiishka iyo Raggii waday kuwas oo rabay inay si qarsoodi kusoo galiyaan Degmada Kismaayo maandooriyahan oo la ogyahay dhibaatada uu bulshada kuhayo. Xarunta Taliska Booliska Qeybta Gobolka Jubada Hoose ayaa lagu soo bandhigay Waxyaabaha...
MUUSE Biixi oo jaray Internet-ka si aan loo ogaan tacdiga Laascanood.
Laascanood (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in ciidanka Somaliland ay amar ku bixyeen in la jaro isgaarsiinta magaalada. Arintan ayaa loo sababeeyay ka diib markii ciidamo fara badan Somaliland ay u soo diray magaalada si ay ula wareegaan Laascanood oo dadku ay iska diidan yihiin in ...
DEG-DEG : Ciidanka Dowladda oo la wareegay Masagawaay , G. Galgaduud.
Jowhar (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Axad ah ay la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka galgaduud. Deegaanka Masgawaay oo ah meel muhiim ay ayaa la sheegay in ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka ay kala wareegeen kooxda Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Shirar la isku mari la’ yahay , iyadoo ay gubanayso Laascanood
Garoowe (Raxanreeb ) Rabashado ayaa ka sii socda magaalada Laascanood , halkaas oo ay ku dhibanayaan dad rayid ah kuwo kale ku dhaawacmayaan halka magaalada laga saarayo dadka waayeelka ah. Inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo ka soo baxay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo la sheegay in warkiisa uu aad ugu hoseeyay sidii laga filayay...
WARBIXIN | Amaan darrida Muqdisho & Qayla dhaanta madaxda Dowladda .
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka socda gobolada qaar ee dalka ayaa sadaal ka bixinaya in kooxda Al- Shabaab weeraro ay ka gaysan karaan meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Digniino arintan ku saabsan ayaa soo baxayay maalmihii la soo dhaafay , waxa ay ciidankuna ay kordhiyeen howlgalada ay ku doonayaan in...




