Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur galbeed.
Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ay ka bilowdeen rabshado la xiriira muddo xileedka Cabdicasiis Laftagareen.
HOOS KA AKHISO :
Leave a Reply