Beledxaawo ( Raxanreeb ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa kordhayay guuxa la xiriira in abaabul dagaal oo ka dhan ah Jubbaland uu ka bilaaban doono deegaano ka mid ah Jubbaland. Arintan ayaa soo ifbaxday ka dib markiiSenator Fartaag iyo Cabdirashiid Janan ay ka gaareen degmada Beledxaawo halkaas oo ay ka bilaabeen kulamo wada- tashi ah....
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
BELEDWAYNE : Askari ayaa lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay.
Beledwayne ( Raxanreeb ) Hal qof ayaa Lagu dilay Midna waa Lagu dhawacay Xerada Daraawiishta Magaaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Nin Hubeeysan ayaa Dilka iyo dhawaca Fuliyey sida ay sheeheen dadka deegaanka waxaana intaasi kadib uu isaga baxsaday Goobta uu dilka uu ka gaystay. Marxuunka la dilay ayaa Sidoo kale laga qaatay qoray uu watay...
MD Xasan Sheekh & Joe Biden oo dhawr qodob isla meel dhigay.
Washington ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka Mudane Joe Biden. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen...
AKHRISO : Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada Aadan Yabaal oo shalay isaga iyo wafdigiisa uu si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen. Mudane Xamse ayaa ka warramay xaaladda nololeed ee...
Guddoomiyihii degmada Ceelcadda ee Gobolka Hiiraan oo shilgaari ku geeriyooday.
Beledwayne ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii degmada Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Ceelcadde ayaa shilka gaari ku dhintay , isaga oo ku guda jira howlo shaqo oo la xiriira howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda deegaanada gobolka Hiiraan....
Aadan Madoobe ma xalbuu u raadinayaa khilaafka KGS ?
Baydhabob(Raxanreeb ) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur galbeed. Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo ka tirsan 135-ta oday iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulankooda waxaa looga hadlay...
Sarkaal ka tirsan maamulka Deyniile oo ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar RBC uu ka helayo degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay sida la sheegay sarkaal lagu magacaabo Cabdisamad Cabdiwahaab. Gaariga ayaa la sheegay in sarkaalkan loogu xiray , waxaana gaaray dhaawac sababay in la dhigo ...
Mahad Salaad oo loogu yeeray Barlamaanka si wax loogu waydiiyo amaanka.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xilibaanada aqalka sare ee Baarlamanka ayaa u yeeray Taliyaha Hay’ada nabad sugiddaSoomaaliya Mahad Maxamed Salaad. Gole- joojinta Taliyaha NISA ayaa ujeedkiisa waxa uu yahay in su’aalo laga weydiiniyonAmni darada magaalada muqdisho iyo xaalada guud ee amniga guud ahaan dalka. Waxaa la xaqiijinayaa in kulan albaabada u xirin yihin dhaxmaray Guddoonka Baarlamanka...
Ammaanka caasimadda oo loo taag la’ yahay & ciidamo dheeraad ah oo Dowladda howlgalisay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ayaa wada dadaalo ay ku doonayso in ay wax kaga qabato ammaanka degmooyinka magaalada Muqdisho. Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa si aad ah uga soconayay howlgal la sheegay in Dowladda ay ku xaqiijinayso ammniga caasimadda. Howlgalada ayaa saameyn xoog badan waxa ay ku yeelatay , bulshada magaalada...
Ra’iisulwasaare Xamse “Laba jiho ayaa lagala dagaalamayaa kooxda Al- Shabaab “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’ iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay ka go’ an tahay in cagta mariso kooxda Al- Shabaab. Ra’ iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay in Dowladda ay balanqaadayso in dhinacyo badan ay kala dagaalanto kooxda Al- Shabaab oo uu sheegay in laga saaray meelo badan oo dalka...

