Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

DEG DEG: Qaraxyo  ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia & Aaga Godka Jilocow.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qaraxa laga maqlay Muqdisho gaar ahaan aagga Villa Rossa ee ku dhaw  godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah weerarka lagu qaaday Guriga Mukhtaar Roobow oo ah Wasiir ka tirsan  xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Rasaas  xoogan iyo qarax kale ayaa goor dhow laga maqlay goobtaas lamana oga illaa...

Post

Askar ku waxyeelowday qarax ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Duhurnimadii Maanta Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo soo xir xiray Dad shacab ah oo laga rabay sida la tilmaamay Canshuurta Guryaha ayaa Miinnada Dhulka lagu Aaso kula Qaraxday Lawaanjada Mahad-Alle. Dadka shacabka ah ayaa la sheegay in lagu daad-gureeyay Laba Gaari oo kuwa Raaxada ah iyo Gaari Booliis ah lamana...

Post

Ajaaniib lagu qabtau degmada Hobyo & halka ay ku sii jeedeen.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Hay’adaha amniga Galmudug ayaa gacanta ku dhigay 20 nin oo ajnabi ah, kuwaas oo ka yimid dhanka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in xubnahan lagu qabtay meel u dhaw xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa lagu soo waramayaa in ay  doonayeen in  dooni ay  ka raacaan xeebta...

Muxuu yahay baaqa Cadale ee MD Xasan  Sheekh taageeray ?
Post

Muxuu yahay baaqa Cadale ee MD Xasan Sheekh taageeray ?

Cadale ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kaasi oo adkeynaya heshiisiinta bulashada, ciribtirka jidgooyooyinka sharci darrada ah iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab. Madaxweynaha oo dul istaagay muhiimadda in...

Post

Dowladda Federaalka  oo ka qeyb gashay shirka warshadaynta ee ka dhacaya Niger

Niger (Raxanreeb  ) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka Niger ee Niamey. Madaxda shirka kasoo qeyb gashay ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in Qaaradda Afrika gaarto isku filnaansho dhaqaale isla markaana...

Post

Golaha Shacabka Beri ma mooshin- baa horyaala ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Beri oo sabti ah kulan ku- yeesho magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo qorhuhu ahaa in uu tago Baydhabo ayaa u baaqday sida RBC ogaaday kulanka Golaha shacabka. Kulanka Golaha shacabka ayaa lagu waramayaa in loogu doodi doodo qodobo xasaasi...

Post

Qarax ka dhacay degmada Wadajir & faahfaahin ka soo baxaysa.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, waxana wararku sheegayaan in Saldhigga Booliska degmada Wadajir lagu tuuray Bam gacmeed. Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay qarxan ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Maamulka degmada Wadajir ee qaraxa uu ka dhacay ma jiro wax war ah oo ka soo baxay oo...

Post

NISA oo sheegtay in  ay beegsatay Al – Shabaab & cida kala qayb gashay howlgalkaas oo ay shaacisay.

Muqdisho ( Raxanreeb )  War ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya maanta oo Jimca ah ayaa lagu sheegay in 15 xubnood oo ka tirsan tirsan  Al-Shabaab ay dileen. Qoraalka ayaa lagu sheegay in saraakiishaas Al- Shabaab ay ku dileen  howlgal qorshaysan iyo duqayn ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibada...

Post

Kooxda Al- Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Qaayib.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku bilowday – qaraxyo ku qaaday deegaanka Qaayib ee gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Weerarkan ayaa kooxdu waxa ay ku qaatay fariisimo ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas. Waxaa lagu soo waramayaa in ay jiraan khasaaro soo – gaaray labada dhinac , waxaana saraakiil ka tirsan...