Muqdisho ( Raxanreeb ) Qaraxa laga maqlay Muqdisho gaar ahaan aagga Villa Rossa ee ku dhaw godka Jilacow ee magaalada Muqdisho.
Sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah weerarka lagu qaaday Guriga Mukhtaar Roobow oo ah Wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Rasaas xoogan iyo qarax kale ayaa goor dhow laga maqlay goobtaas lamana oga illaa hadda sida ay wax u dhacayaan iyo khasaaraha ka dhashay.
Hoteelkaan ayaa waxaa degan Masuuliyiin dowladeed oo ay ka mid yihiin wasiiro, Xildhibaano iyo lataliyeyaal.
Leave a Reply