Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay soo afmeereen howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar Sida ciidanka ay ku warameen waxa , la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka ragga isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in...
Author: MR Guled (Hanad Guled)
DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee Xamar ay ka dhex socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamada illaalada iyo maxaabiis hubaysan. Wararku waxay sheegayaan in dagaalka uu ka bilowday qarax laga maqlay gudaha xabsiga waxaana xigay rasaas toos ah . Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hadda wax war ah ma aysan ka...
DEG-DEG | Ruto oo shaqada ka eryayay dhammaan golahiisa Wasiirada
Raxanreeb (Nairobi )-Madaxweynaha William Ruto ayaa kala diray golahiisa wasiirada, marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Musalia Mudavadi oo ahaa madaxii wasiirada. Wuxuu sheegay in go’aankan uu qaatay ka dib dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Kenya ee qasabka ka dhigay in madaxweynaha uu ka noqdo sharciga maaliyadda ee 2024-ka. Waxaa uu ku eedeyay...
WARCUSUB | Dad rayid oo lagu laayay Sh. Hoose & dhaawacyo la keenay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar hoobiyaal ah oo dad badan oo rayid ah lagu dilay kaas oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay deegaan hoos yimaada deegaanka Bariiri halkaas oo ay ku dhinteen dadka ugu badan halka tiro kale ay ku dhawacmeen....
Senior journalist’s reporting blocked amid rising intimidation and censorship on state-media journalists in Somalia
MOGADISHU – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the restrictions imposed on senior state media journalist Abdulkadir Isse Ali’s reporting on Somali military court activities. This restrictive and threatening behavior against journalists’ labour rights continues to affect numerous journalists and is part of a series of recent violations against the press in Somalia. On Saturday, 06...
MW Xasan Sheekh muxuu u sheegay ciidanka lagu tababarayo Asmara ?
Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan...
Xasan Sheekh oo laga diiday in sida uu doonto u adeegsado Golaha Shacabka .
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay kulan dhaxmaray Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe iyo xubno xildhibaano ah Labada dhinac ayaa isla soo qaaday sida ugu haboon ee Villa Soomaaliya ay uga dhax bixi karto howlaha Golaha shacabka ee Barlamaanka , maadama saameynteeda ay ka jirto Golaha. In ku badan 20 mudane ayaa la...
Ugandan officer killed by roadside bomb in Somalia
A Ugandan military officer serving in Somalia was killed and six other soldiers were wounded when their convoy triggered a roadside bomb, Uganda’s military said on Monday, blaming fighters from the Islamist group al Shabaab. Uganda has about 5,000 troops serving in Somalia under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) peacekeeping mission. Major...
The final countdown to the Twelfth of July celebrations 2024 is under way
Bowler hats have been dusted off, shoes polished and instruments fine tuned as the Orange Order makes final preparations for the biggest day of the year in the parading calendar – the annual Twelfth of July celebrations. This year the Grand Orange Lodge of Ireland (GOLI) will mark the 334th anniversary of the Battle of...
RW Xamse muxuu kala hadlay RW ku xigeenka dalka Ciraaq ?.
Bagdad (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ciraaq Dr. Fu’aad Xuseen. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga qodotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ciraaq, Waxay sidoo kale kulanka diirradda lagu saaray...