Ten years ago, I had the profound privilege of attending the Somali Diaspora Conference in Istanbul, an event that symbolized the beginning of a deep and enduring partnership between Turkey and Somalia. As I arrived in Istanbul, the warmth and hospitality of Turkey enveloped me. From the moment I landed at Sabiha Gökçen Airport, the...
Author: MR Guled (Hanad Guled)
DEG : DEG | Dagaal culus oo markale ka socda degmada Luuq ee Gedo.
Raxanreeb (Luuq )- Raxanreeb wararka ay ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in markale degmadaas uu ka qarxay aad u culus. Dagaalkaan ayaa daba socday dagaal shalay ka dhacay gudaha magaalada. Dagaalka ka socda degmada waxaa la’isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo dagaalka uu kusii fiday duleedka magaaladaasi. Waxaa meesha ka...
Jubbaland ‘’ AS waxaan ka saarnay deegaano ka mid ah Jubbada hoose ‘’.
Kismaayo (Raxanreeb )- Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab ay kala wareegeen deegaano hor leh oo ka mid ah Jubbaland ka dib howlgal halkaas ka dhacay. Sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka maamulka Jubbaland kooxda Al- Shabaab ayaa laga riixay deegaanka Tuulada Filfile oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga deegaanka Buulo...
Dagaal beeleedyada socda ma dowladda ku lug leh ama AS ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Dagaal beeleedayda ka jira meelo badan oo dalka ah ayaa kordhay tan iyo markii dalka hoggaankiisa ay la wareegtay dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Dagaaladan xooggooda waxa ay ka dhacayaan , gobolada dhexe ee dalka iyo galbeedka gobolka Mudug halkaas oo dad badan ay ku dhinteen. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...
Ciidanka Kenya & AS oo ku fara-saaray xadka labada dal & khasaaraha jira.
Mandheera (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka Kenya iyo kooxda Al – Shabaab ku dhaxmaray xadka ay wadaagaan labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Dagaalka ayaa yimid sida wararka la helayo ay sheegayaan ka dib markii kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen ciidanka Kenya oo howlgal ka waday xadka...
GAZA Xabad joojin maka dhaqan galaysaa ?.
GAZA (Raxanreeb )- Waxa la filayaa oo rejo laga qabaa markale in xabad joojin ay ka dhaqan gasho marinka GAZA , ka dib markii dhawr jeer ay fashilmeen wada-hadalo arintaas lagu doonayay. Sida ay sheegayaan ilo diblomaasi Xamaas ayaa si rasmi ah u aqbashay hindisihii soo jeedinta madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ee ah xabad joojin...
DAAWO : Warka Raxanreeb oo maanta ay ku jiraan qodobo xiiso.
Muqdisho (Raxanreeb)- Degmada Luuq ayaa ee gobolka Gedo xaladeeda ayaa degan ka dib markii dhacdooyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay. Warar kala duwan oo ay ka soo baxayaan iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah maamulka koonfur Galbeed. Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Anfa Aden Abdi...
PUNTLAND : Doorashada qof & cod seddax degmo oo la shaaciyay.
Garoowe (Raxanreeb )-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa si rasmi ah u daah-furay Ololaha Xisbiyada Puntland ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo si rasmi u bilowmaya 06 July 2024 isla markaana socon doona illaa 22 July 2024, iyadoo Doorashada Saddexda Degmo ay dhici doonto...
MW Xasan oo furay Kalfadhiga 5aad ee BFS & Nuxurka khudbadiisa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah u furay kala fadhiga 5aad ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Barlamaanka labadiisa aqal u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo salka ku haysay arrimaha Itoobiya dagaalka Al- Shabaab , Itoobiya Dastuurka iyo qodobo kale Waxa uu tilmaamay...
Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.
Luuq (Raxanreeb )- Magaalada Luuq ayaa ee gobolka Gedo xaladeeda ay aa degan ka dib markii dhacdoyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay. Magaalada isku socodkeeda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran , sawir colaaded ayaa ka muuqanayo Luuq, dhinacyada dagaalamay ayaa goobo kale duwan joogo kuwaas midbo mid kale udiyaargarobayo. Iskudayo...