Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

GAZA  Xabad joojin  maka dhaqan galaysaa ?.
Post

GAZA  Xabad joojin  maka dhaqan galaysaa ?.

GAZA (Raxanreeb )- Waxa  la filayaa oo rejo laga qabaa markale  in xabad joojin ay ka dhaqan gasho marinka GAZA , ka dib markii dhawr jeer   ay fashilmeen wada-hadalo arintaas lagu doonayay. Sida ay sheegayaan ilo  diblomaasi  Xamaas ayaa si rasmi ah u aqbashay  hindisihii soo jeedinta madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ee ah xabad joojin...

DAAWO : Warka Raxanreeb oo maanta ay ku jiraan qodobo xiiso.
Post

DAAWO : Warka Raxanreeb oo maanta ay ku jiraan qodobo xiiso.

Muqdisho (Raxanreeb)- Degmada Luuq ayaa ee gobolka Gedo  xaladeeda ayaa degan ka dib  markii dhacdooyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay. Warar kala duwan oo ay ka soo baxayaan  iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah maamulka  koonfur  Galbeed. Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haysa Anfa Aden Abdi...

PUNTLAND : Doorashada qof & cod seddax degmo oo la shaaciyay.
Post

PUNTLAND : Doorashada qof & cod seddax degmo oo la shaaciyay.

Garoowe (Raxanreeb )-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa si rasmi ah u daah-furay Ololaha Xisbiyada Puntland ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo si rasmi u bilowmaya 06 July 2024 isla markaana socon doona illaa 22 July 2024, iyadoo Doorashada Saddexda Degmo ay dhici doonto...

MW Xasan oo furay Kalfadhiga 5aad ee BFS & Nuxurka khudbadiisa.
Post

MW Xasan oo furay Kalfadhiga 5aad ee BFS & Nuxurka khudbadiisa.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah u furay kala fadhiga 5aad ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa  Barlamaanka labadiisa aqal u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo salka ku haysay arrimaha Itoobiya dagaalka Al- Shabaab ,  Itoobiya Dastuurka iyo qodobo kale Waxa uu tilmaamay...

Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.
Post

Maxaa ku soo kordhay dagaal ka dhacay Luuq ?- Dadaalo socda & xaaladda.

Luuq (Raxanreeb )- Magaalada Luuq ayaa ee gobolka Gedo  xaladeeda ay aa degan ka dib  markii dhacdoyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay.  Magaalada isku socodkeeda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran , sawir colaaded ayaa ka muuqanayo Luuq, dhinacyada dagaalamay ayaa goobo kale duwan joogo kuwaas midbo mid kale udiyaargarobayo. Iskudayo...

Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka  Soomaaliya  oo maanta si rasmi ah u furmaya.
Post

Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka  Soomaaliya  oo maanta si rasmi ah u furmaya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Sabti ahi waxaa xarunta golaha shacabka ka furmaya kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Guddoonka Baarlamaanka ayaa horay Xildhibaannada & Senatarrada Ku wargeliyay in ay soo xaadiraan maanta kulanka daah-furka kana soo laabtaan fasixii ay ku maqnaayeen in ay u guda-galaan howlaha waajibka ku ah ee horyaalla....

WARBIXIN | Galmudug oo xukun doonayaal ku foorara !!
Post

WARBIXIN | Galmudug oo xukun doonayaal ku foorara !!

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) – Siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada maamul goboleedka Galmudug ayaa wada isbahaysiyo ay ku doonayaan inay ku hajuumaan maamulka Galmudug. Siyaasiintan ayaa doonaysa in ay ka qayb – galaan doorasho  ay sheegayaan in ay ka qabsoomi doonto magaalooyinka Galmudug. Inta badan kulamadan ayaa ka soo bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas...

GAALKACYO : Booliska oo gacanta ku soo dhigay maan-dooriye.
Post

GAALKACYO : Booliska oo gacanta ku soo dhigay maan-dooriye.

Gaalkacyo (Raxanreeb )-  Howlgal ay sameeyeen ciidanka amniga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayay gacanta ku soo dhigeen waxyaabaha maanka dooriyo. War ka soo baxay ciidanka  booliska ayaa lagu sheegay in lagu guulaystey qabashada Gaari Nooha ah oo ay saarneyd Khamri dhan 487 dhalo Booliska waxa uu sheegay in kooxdii  watay  ay goobta ka baxsadeen...