Luuq (Raxanreeb )- Magaalada Luuq ayaa ee gobolka Gedo xaladeeda ay aa degan ka dib markii dhacdoyin kale duwan ay ka dhaceen 24 saac ee lasoo dhaafay.
Magaalada isku socodkeeda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran , sawir colaaded ayaa ka muuqanayo Luuq, dhinacyada dagaalamay ayaa goobo kale duwan joogo kuwaas midbo mid kale udiyaargarobayo.
Iskudayo ilaa socday inuusan sii socon dagaalka qabiil ayay madaxda Jubaland iyo kuwa Faderaalka ayaa wali wax natiija ah ka soo bixin.
Luuq Ganaane waa magaalo ilbaxnimo dadkeedana ay isku dhex noolyihiin inkasto bur-burkii ka dib ay dagaal qabiil iyo kuwa ururo ka dhaceen haddana sanadihii danbe waxay ahayd magaalo soo kabaneyso dhankasto.
Leave a Reply