Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay camaabaareenayaan dagaalka lagu soo qaaday Magaalada Laascaanood, kaas oo ay sheegtay in ay ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Beesha caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood
Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.
Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 5,000
Kooxaha gurmadka ee Turkey iyo Syria, oo ku shaqeynaya cimilo aad u qabow, ayaa weli wada inay dadka ka raadiyaan burburka dhismayaasha, ayada oo khasaaraha dhimasho ee dhul-gariirkii shalay ku dhuftay uu dhaafay 5,000 oo qof.
Maxay tahay iskaashiga Soomaaliya iyo Imaaraadka ka dhaxeeya
Golaha Wasiirada Xukuumadda JFS oo uu shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay heshiis Iskaashi Militari, Amni & la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada.
Wararkii ugu danbeeyay ee Laascaanood dagaal saakay aroortii ka dhacay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga qarxay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka.
Maxay tahay sababta Aabbe Ciraaqi ah oo u dilay gabadhiisa
Dad badan oo Ciraaqiyiin ah, ayaa dalbanaya in wax laga beddelo sharciga, ka dib markii gabadh dhallinyaro ah oo taageero weyn ku lahayd baraha bulshada uu dilay aabbaheed.
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan General Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Magaalada Dubai
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan General Pervez Musharaf, oo xukunka ku qabsaday afgambi 1999-kii, soona talinayay intii u dhaxaysay sannadihii 2001 illaa 2008 ayaa ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Buundo cusub oo laga hirgalinaya Degmada Wadajir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay Buundo loogu tala-galay fududeynta isku socodka dad-weynaha istecmaala wadada dheer ee Buulo Xuubey gaar ahaan Ardeyda wax ka barta Dugsiga Jabuuti ee Degmada Wadajir.
Muxuu yahay Buufinka cabsida ku beeray Mareykanka ee ugu dambeyn la qarxiyay?
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa soo afjaray cabsi xooggan oo ka dhalatay buufin ay sheegeen in Shiinaha uu u adeegsanayay qaab basaasid ah oo saacado ku qaadatay in ay ka fakiraan goobta ku habboon in ay ku burburiyaan.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta la wareegay xilka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Cabdi Xasan Xijaar.





