Israeli war cabinet minister Benny Gantz announces his resignation during a televised address in the Israeli city of Ramat Gan, near Tel Aviv on June 9, 2024.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Qaramada Midoobay oo militariga Israel ku dartay liiska hay’adaha xadgudubyada u geysta carruurta
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Israa’iil iyo Qaramada Midoobay kadib markii Qaramada Midoobay ay militariga dalkaas ku dartay liiska hay’adaha xadgudubyada u geysta carruurta, sida Xamaas.
Maraykanka oo burburiyey hub ay Xuutiyiinta Yemen u isticmaalayeen weerarada badda
Ciidamada Maraykanka ayaa gudaha Yemen ku burburiyey afar diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn iyo laba gantaal oo an nooca loo adeegsado weerarada maraakiibta. Goobta lagu burburiyey saanaddan milateri ayaa ka mida, deegaanada gacanta ugu jira kooxda Xuutiyiinta Yemen ee gacan saarka la leh Iran.
Fiqi oo shaaca ka qaaday hadal buriyay sheegashada Farmaajo guushii kursiga QM
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo ka hadlay guusha taariikhiga ahayd ee Soomaaliya gaartay maalintii Khamiista ahayd ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo billowday ololaha kursigan, Soomaaliya heshay ee Qaramada Midoobay.
Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday Ceeldheer
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, saakay aroornimadii, halkaas oo uu ka dhacay dagaal toos ah.
Isra’il oo maanta duqeyn arxan darro ah ku dishay 15 ruux oo carruur ay ku jiraan
Ciidanka Isra'aiil ayaa duqaynta arxan darro ah, ay ka fuliyay Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, saacadihii ugu horreeyay ee Jimcaha maanta ah ayay duqayn ay ka fuliyeen bartamaha Magaaladaas ay ku dileen ugu yaraan 15 ruux oo carruur ay ku jiraan.
Spain oo ku biiraysa dalalka dacwadda ku soo oogaya Israa’iil
Spain ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay ka codsan doonto maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay inay ku biirto kiiska Koonfur Afrika ee ku eedaynaya Israa'iil inay xasuuq ka geysatay marinka Gaza.
Nin hubeysan oo rasaas ku furay safaaradda Mareykanka ee Lubnaan
Nin hubeysan ayaa Arbacada maanta ah rasaas ku furay safaaradda Mareykanka ee Lubnaan, waxaana uu ku dhaawacmay rasaas ay is-weydaarsadeen ciidamada ammaanka, sida ay sheegeen ciidamada Lubnaan.
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay xukuumadda Muuse Biixi
Guddiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, uga digay fara gelin sharci darro ah oo ay ku hayaan shaqooyinka Komishanka doorashooyinka Somaliland.
Soomaaliya oo laga daah furay mashruuca biyo xireenka Sabuun
Maanta waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka HirShabelle, laga daah furay mashruuca Biyo xireenka Sabuun, kaasi oo wax weyn ka beddeli doona nolosha in ka badan 300 kun oo beeraley Soomaaliyeed ah.









