Author: mowliid A (mowliid A)

Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaa shanaaya sidii loodhisi lahaa Dekaddo & Dekadda Hobyo
Post

Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaa shanaaya sidii loodhisi lahaa Dekaddo & Dekadda Hobyo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda dowladda Cumaan Siciid Bin Xaamud. Sidoo kale, Kulanka labada Wasiir dhex maray ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dhisi lahaa dhowr dekedood oo ay kamid tahay Dekedda Hobyo, taas oo...

Kooxda Xamaas oo wareejisay meydka Shiri Bibas oo u geeriyootay duqeyntii Isra’iil ee Gaza
Post

Kooxda Xamaas oo wareejisay meydka Shiri Bibas oo u geeriyootay duqeyntii Isra’iil ee Gaza

Gaza (Raxanreeb online) – Kooxda Xamaas ayaa wareyjisay meydka Shiri Bibas oo u dhalatay Israa’iil, taaS oo ku Baqtisay duqeymaha Israa’iil ka geesatay Gasa, waxaana wareejinta meydkan imaaneysaa kaddib markii Xamaas maalmo kahor wareyjisay meydad afar qof ay ku jirto meyd kale oo haweeneydan lagu qalday. Sidoo kale, Israa’iil ayaa sheegtay in meydka haweeneyda ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dagaalka Puntland kula jirto Daacish
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dagaalka Puntland kula jirto Daacish

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo  khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka kalfadhigga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mida ammaanka. Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay dagaalka ay ciidamada Puntland...

Dalalka reer Yurub oo iska ilaalinaaya macluumaadka sirta ah in ay lawadaagaan Mareykanka
Post

Dalalka reer Yurub oo iska ilaalinaaya macluumaadka sirta ah in ay lawadaagaan Mareykanka

New York (Raxanreeb online) – Xulafada Maraykanka ee Yurub marka lagu daro NATO waxay raadinayaan habab ay ku ilaalinayaan macluumaadka sirta ah ee ay la wadaagayaan maamulka Madaxweyne Trump. Sidoo kale, dalalka Yurub ayaa la sheegay in ay cabsi ka qabaan qaar ka mid ah saraakiisha Sirdoonka Yurub in saraakiisha maamulka Trump, gaar ahaan Agaasimaha...

Diyaaraha Maraykanka oo duqeeyay goob la sheegay in ay joogeen Madaxda Daacish
Post

Diyaaraha Maraykanka oo duqeeyay goob la sheegay in ay joogeen Madaxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka oo taageeraya ciidamada Puntland, ayaa xalay duqeymo culus ku garaacay buuraha Calmiskaad, gaar ahaan godad la sheegay in ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish. Sida lagu cadeeyay war qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidanka difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka...

Puntland oo ka digtay in colaad beeleeyada loo sooraro magaalada Gaalkacyo
Post

Puntland oo ka digtay in colaad beeleeyada loo sooraro magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo aan lakeeni karin ama loo soo rari karin colaad beeleedda ka taagan degaannada galbeedka gobolka Mudug. Sido kale, Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud oo hadal ka jeediyay shir nabadeed oo Gaalkacyo uga furmay labada beelood ee...

Kulan lagu taageerayay doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo Muqdisho ka dhacay
Post

Kulan lagu taageerayay doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashada qof iyo codka ah, iyadoona ujeedkiisu ahaa sidii ay bulshada wax ugu baran lahaayeen Sooyaalka Doorashooyinkii soo maray dalka iyo fahamka Doorashooyinka tooska ah (Qof iyo Cod). Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi...

Hargeysa oo laga mamnuucay bandhig faneedyada iyo caweyska Hoteelada lagu qabto
Post

Hargeysa oo laga mamnuucay bandhig faneedyada iyo caweyska Hoteelada lagu qabto

Maroodi-jeex (Raxanreeb online) – War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa laga mamnuucay in magaalada Hargeysa lagu qabto bandhig faneedyada ay qabtaan fanaaniinta iyo sidoo kale caweyska heesaha ee la qabto xilliyada habeenkii ah. Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ayaa ku amray hoteelada kuyaalla magaalada Hargeysa in aan lagu qaban...

Burcadbadeed in Soomaaliyihiin latuhmaayo oo afduubtay Doon Kalluumeysi oo Yemeni ah
Post

Burcadbadeed in Soomaaliyihiin latuhmaayo oo afduubtay Doon Kalluumeysi oo Yemeni ah

Eyl Puntland (Raxanreeb online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Burcad-badeed lagu tuhmaayo in ay Soomaali yihiin afduubteen Doon kalluumeysi oo Yemeni ah meel u dhow Xeebaha Geeska Afrika, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Yemen. Sidoo kale, War ay soo saareen EUNAVFOR Atalanta, oo ah ciidanka badda ee Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in weerarka...