Xudur (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa safar ku tagay Xudur , marka laga soo tago socdaalkaas oo daaran xaaladda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed hadana waxaa jira culays u baahan in laga dejiyo dadka deegaanada maamulkaas ku nool. Siyaasadda Koonfur Galbeed oo ah mid hubinti la’aan ay ka jirto ayaa hadana waxaa soo...
Qorshaha Xasan Sheekh ee Riyadh & LoolankaSacuudiga iyo Qatar.
Riyadh ( Raxanreeb ) Imaaraadka Carabta oo xiriir ahaan aad u xumaa Dowladdii Madaxwayne Farmaajo ayaa hadda u muuqda mid ka soo kabanaya sidii uu ahaa markii hore ka dib isbedelkii dalka ka dhacay 15kii May ee sanadkan. Imaaraadka oo ciidamo fara badan u tababaray hore Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiriirkan cusub ee dib u...
Caqabadaha, fursadaha iyo casharadii laga baraty Dagaalka socda.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Marka uu Duuliyahu diyaaradda uu dhabaha (runway-ga) soo dhigo si ay uduusho, kadibna uu taabto dhammaan amarada (commands) loo baahanyahay si ay u sara kacdo; Xal kale uma furna duuliyaha aan ka ahayn in diyaaraddaas ay kacdo, hadii kale qasaaro nafeed iyo mid dhaqaale ayaa halkaas ka dhici doona. Sida aan...
Haddii xubnaha mucaaradka ku ah Laftagareen ay dagi lahaayeen Baydhabo maxaa ka dhici lahaa magaalada ?
Baydhabo ( Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee – gobolka Baay , waxaa ka taagan muran la xiriira in la qabto doorashada maamulka koonfur galbeed oo waqtiga laftagareen ay ka harsan tahay maalmo kooban. Arintan waxa ay salka ku haysaa hubanti la’ aanta laga qabo xilligan in doorashada koonfur Galbeed waqtigii loogu tala- galay ay dhaafto...
WARBIXIN : Dayaca amniga caasimadda & Dooda ay qabaan xildhibaanada BJF.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la daala- dhacaysa amaanka caasimada , taas oo xitaa xildhibaanada Barlamaanka ku riixday in mooshin ay ka keenaan. Xildhibaanada qaar oo maanta Sabti ah ka hadlay xarunta Golaha shacabka isla markaana mooshin ka keenay amniga caasimadda ayaa dalbaday in Hoggaanka Hay’ daha amniga la hor keeno Golaha...
FAALLO : MD Xasan Sheekh Mahad Salaad miyuu “Dhabarka” aadiyay?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Shaki badan ayaa ku gadaaman sida kooxda Al – Shabaab ugu fududaatay in weeraro joogta ah ay ka gaystaan meelo muhiim ah oo caasimadda ah. Shakiga ugu badan ayaa Hay’ adaha amaanka ee Dowladda Federaalka – hareeyay ka dib markii kooxda Al- Shabaab inta si fudud ay ku galeen Hotelka Villa...
Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Cali Jayte, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan waa gar sheegtay, wuxuu dareemayaa in heerka uu soo gaaray haddii uu heli lahaa taageerrada uu u baahanyahay uu soo gabagabeyn Al-SHabaab, laakiin gartan mid baa ka horeysay, hadalkiisana wuxuu horseedayaa dhaqan uu cadowgeena rabay in layna gaarsiiyo oo ah oraahda uu Jeyte ka dhawaajiyay ee ah “Ninkii maanta innagu...
DABAGAL : Balan ka baxa Kenya & Dulqaadka Soomaaliya.
Muqdisho ( Raxanreen ) Waxaa muuqanaysa in dowladda Kenya ay ka baxday heshiisyo dhawr ah oo ay la gaartay Soomaaliya taas oo dhanka kale saameyn muuqata ku yeelatay muwaadiniinta Soomaaliyeed. Heshiis bishii 9-aad 2022 ka labada dal ay ku kala saxiixdeen ayaa qeexayay in la fudeydiyo isku socodka iyo ganacsiga labada dal, laakiin taas waxa...
Ha Shareysan Cunqabateynta Hubka
Marka hore, Soomaaliya, dhul ahaan waa dal ka bed weyn labadii dal ee gumeysan jiray oo la isku daray.
Soomaaliya maxay ka baran kartaa habka maareynta qaraxii Istanbul ?
Qaraxyadadu ma ahan wax ku cusub Turkiga, oo dalkani waxa uu leeyahay taariikh dheer oo leh fallaagooyin hubeysan iyo argagixiso....

