Category: Fikrado

Home » Fikrado » Page 3
“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “
Post

“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “

Doha (Raxabreeb )-𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐚? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo mid siyaasadeed oo wadar ogol lagu wada noolyahay. 𝐆𝐨𝐨𝐫𝐦𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚...

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.
Post

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.

Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen, asii laga war helay oo shariga la horkeenay, aakhirona xisaab culusi ku sugayso. Qolyahaas iyo qaar kale oo malahayga...

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.
Post

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.

Muqdisho (Raxanreeb )-Hadalka Ra’iisul Wasaare Xamze ee uu saaka ballan qaaday inaan teendhadii habaarnayd lagu laaban doonin waa mid bogaadin iyo soo dhaweyn mudan. Hadalkaas wuxuu ka jeediyay isla teendhada Afisyoone iyo daahfurka shir cinwaankiisu ahaa dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay. Balse waxaa is waydiin mudan maxaa tallaabooyin ah oo ay xukuumaddiisu qaaday si lagaga baaqsado...

Saciid Ciise: “Dowladda hoose ee Xamar ha joojiso Qandaraasyada ay ku naajiso qowleysatada”.
Post

Saciid Ciise: “Dowladda hoose ee Xamar ha joojiso Qandaraasyada ay ku naajiso qowleysatada”.

Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka qaar ayaa heerarka kala duwan ee dowladda uga raadsada naasnuujin xaarana oo ay dadka dulsaar ugu dul noolaadaan, waxeyna noloshooda ku tiiriyaan iney noqdaan dowlad ku nool aysan la’aanteed noolaan karin, meesha dadka intiisa badan ay sameystaan meherado ay ku kasbadaan nolol xalaala oo ay ku soo saartaan nolol maalmeedkooda, waxeyna dadkaas...

GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.
Post

GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.

Muqdisho (Raxanreeb )-Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood noqdeen kuwa ku shaqeeya laaluush kana fogaada cadaalada. Cadaalada darrada waa waxa ugu...

Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.
Post

Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.

Muqdisho (Raxabreeb )- Shirkii Madasha Maamul Goboleedyada, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee bartamihii sanadkii hore dhacey waxay dhinacyadu ku heshiiyeen 12 qodob oo midna aan dhaqangelin: 30ka June 2024 iyo bisha November 2024 ma jiraan ifafaalo doorasho dadweyne kaga qabsoomi karaan degmooyinka & maamulada dalka. Waa cadeyn extension hor leh oo haddana aan...

“Somali heshiis ah ‘’ -Halku dheggii MW Xasan xaguu ku dambeeyay ?.
Post

“Somali heshiis ah ‘’ -Halku dheggii MW Xasan xaguu ku dambeeyay ?.

Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ololahiisa waxa uu  ku galay hal dhig ahaa Soomaali Heshiis ah dunidana la heshiis ah. Hal 0 ku dhigaas ka dib waxa la sheegay in Madaxwaynaha Soomaaliya uusan ka dhabayn arintaas taas bedelkeedana dadka ay kala fogaadeen aysan jirin wax heshiis ah. Hadaba aan dib u eegno...

AVV . Daahir Carab : Dastuurka khatar ayuu ku jiraa.
Post

AVV . Daahir Carab : Dastuurka khatar ayuu ku jiraa.

Print Muqdisho (Raxanreeb ) –Abuukaate Daahir Maxamed Cali oo ka mid ah hoggaanka Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa ka digay in khatar weyn uu ku sugan yahay Dastuurkii Federaalka ee dalka oo gebi ahaanba hadda la dhalan rogay. “Markii aan akhriyay nuqullka dastuurka ee maanta barlamaanka loo qaybiyay waxaa ii soo baxay waxa siyaasiyiintu isku hayaan...