Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga shanaad kulankiisa todobaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxa ay ku sii amba qaadeen ka doodista ajendaha la xiriira hubka sharci darada ah, dagaal beeleedyada iyo dhowrista xasaanadda xildhibaanadda, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)....
Category: Uncategorized
Madaxweynaha Jubbaland oo tallaabo qaaday kadib dagaalkii Jubbada Hoose
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo xalay ku hoyday degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa halkaasi ka billaabay kulamo lagu dardar gelinayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu booqdo degaanka Harboole, halkaas oo dhawaan Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland...
Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray
Waxaa hadda Magaaalada Muqdisho lagu xirey Sheikh Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadalo ka dhan ahaa kutaabta uu qorey sheekh Cismaan xiddig oo dhawaan geerigooday. Ninkaan oo kamid ahaa ilImaamyada Masjidka Cali Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada Booliska raadinayeen. Baraha Bulshada ayuu carro uga abuuray hadalkii kasoo teeray Sheekh Ibraahim...
Madaxtooyada Soomaaliya oo faah faahisay Ciidamada Turkiga ee imaanaya Soomaaliya iyo ujeedkooda
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah faahin Guud ka bixisay Ciidamo ka socda dowladda Turkiga oo dhawaan la filayo in la keeno dalka Soomaaliya iyo waxa ay dalka ka qaban doonaan. La taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in Ciidamada ka socda dowladda Turkiga ee imaanaya dalka...
Waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dad ka Ganacsanayay oo Gacanta lagu dhigay
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda Iyo Sirddoonka dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyene howlgallo xoogan degmada Buurhakana ee katirsan Gobolka Baay. Howlgalkaan oo ay ka sameeyeen qaar kamid ah Xaafadaha Magaaladaasi ku soo qabtay jirgaamo maandooriyaha khamri ah iyo qofkii ka ganacsanayey, kuwaas oo la geeyay Saldhiga degmada Buurhakaba ee...
Somaliland oo xayiraad kusoo rogtay Magaalada Boorama
Madaxtooyada Somaliland ayaa go’aamisay in la joojiyo kulanweyne ay Hay’adda UNDP mudo qorsheynaysay in uu ka dhaco magaalada Boorama ee gobalka Awdal, horey Somaliland ayaa u bixisay ogolaanshaha shirkan lagu qaban lahaa magaaladaas, oo ay ka qeybgalayeen dhammaan howlwadeenada UNDP ee Soomaaliya ka howlgala. Shirka ayaa la amray in loo wareejiyo magaalooyinka Burco ama Hargeysa,...
Maxkamadda UCJ oo ku dhawaaqday Go’aan ka careeysiiyay Israa’iil
Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta sheegtay in deegaamaynta Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin ay tahay sharci-darro, dhammaan dawladuhuna ay iska kaashadaan sidii loo soo afjari lahaa colaadda Israa’iil iyo Falastiin. Natiijooyinka ay soo saareen garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, ayaanan aheyn mid isla markiiba dhaqan...
Qarax goordhow ka dhacay Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Wararka aan ka heleyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa Miinada nooca dhulka lagu Aaso oo la dhigay Maqaayad kutaalla Xaafada...
DEG DEG: Gaadiid kale oo hub sida oo kasoo baxay Itoobiya, Galgaduud & Hiiraan oo…
Laba Gaari oo ah kuwa xamuulka qaada ayna waardiyeynayaan gaadiid dagaal ayaa soo gaarey Deegaanka Caleen oo katirsan gobalka Qoraxeey ee Ismaamulka Soomaali Galbeed, Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaankaasi. Deegaankan ayaa 70KM u jirta xaduuda ku aadan gobalka Galguduud, isagoo masaafo siman u jira Degmooyinka Shiilaabo iyo Caabudwaaq. Gaadiidkan oo wararku sheegayaan in...
Wafdi Caalami ah oo hal sabab u imaanaya Muqdisho
Diyaarada Egypt Air ayaan maanta bilaabaysa duulimaadkeedii ugu horeeyey ee Soomaaliya. Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayay saacadaha soo socda ka degi doontaa. Wasiirka arrimaha dibada Masar Sameh Shoukry oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee dalkiisa ayaa safarka duulimaadka diyaaradeed lagu daahfurayo ku tagaya Jabuuti & Muqdisho. Waxay kulamo la yeelan...