Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray

Ninkii u gefay Sheekh Cismaan Xidig oo la xiray

Waxaa hadda Magaaalada Muqdisho lagu xirey Sheikh Ibraahim Ciyoow oo maalmo ka hor sheegay hadalo ka dhan ahaa kutaabta uu qorey sheekh Cismaan xiddig oo dhawaan geerigooday.

Ninkaan oo kamid ahaa ilImaamyada Masjidka Cali Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada Booliska raadinayeen.

Baraha Bulshada ayuu carro uga abuuray hadalkii kasoo teeray Sheekh Ibraahim Ciyow, iyada oo Maamulka Masjdika uu iska fogeeyay in uu kamid ahaa Imaamyada Masjidks.

Laamaha Amniga Soomaaliya ayaa bilihii la soo dhaafay xir xirayay dadka Baraha Bulshada wax ku qoraiyo Dadka dhaliila Dowladda Soomaaliya, taas oo ka fog xorriyatul qowlka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.