Itoobiya (Raxanreeb Online): Dowladda Itoobiya ayaa sannadkan dadaallo xooggan ku bixisay sidii loo xakameyn lahaa hoos-u-dhaca ku yimid qiimaha lacagta dalka, Birr-ka Itoobiya, iyadoo lagu qiyaasay in dowladda ay u adeegsatay ku dhawaad $2.2 bilyan si loo taageero loona xasiliyo lacagta qaranka. Sida ay baahisay Business Insider Africa, Birr-ka ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo dhanka...
Category: Uncategorized
Wasiir Fiqi iyo Taliyaha CXDS oo Booqday Qeybta 21-aad
Dhuusamareeb (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday Taliska Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Dhuusamareeb. Taliyaha Qeybta 21-aad, G/Sare Maxamed Cabdi Daahir, ayaa Wasiirka iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Taliska, howlaha ciidamada...
The East Africa region head of states reaffirms support for Somalia’s sovereignty.
President Hassan Sheikh Mohamud has revealed that regional heads of state from Kenya, Uganda, Tanzania, and Djibouti have reaffirmed their support for Somalia’s sovereignty amid growing backlash across the globe following Israel’s Friday statement.In a statement, after having a series of high-level telephone calls with the presidents of Kenya, William Ruto; Uganda, Yoweri Museveni; Tanzania,...
Maxkamadda degmada Waaberi oo xukun 2 sanno ah ku riday lamaane iska duubay muqaalo anshax xumo ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay Nin iyo Xaaskiisa oo 124 muqaalo oo anshax xuma ah iska duumay, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamadda degmada Waaberi Abshir Cumar. Guddoomiyaha ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay in ay si qaldan u isticmaalaan Caamirooyinka iyo Moobilada lagu...
Xabbad-joojinta Gaza oo laga baqayo in ay burburto
Wasiirka Gashaandhiga Israa’iil ayaa Arbacadi wacad ku maray, in cadaab daran oodda laga qaadi doono, haddii Xamaas ay ku guul-darreysato sii deynta la heystayaasha dhammaadka todobaadkan. Tani ayaa ah hanjabaadi u danbeysay ee ka dhan ah Xamaas oo kasoo baxda Isra’aail, xilli dhex-dhexaadiyaasha ay ku dadaalayaan sidi ay u badbaadin lahaayeen heshiiska 42-ka maalin ah...
Somali MP Accuses President Mohamud of Concealing Agreement with Ethiopia
MOGADISHU, Somalia – Somali parliamentarian Daahir Amiin Jesow has accused President Hassan Sheikh Mohamud of misleading the Somali public by withholding details of an agreement reached with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Speaking on Wednesday, Jesow criticized the president for allegedly fostering anti-Ethiopian sentiment among Somalis while secretly engaging in negotiations with Ethiopia. He claimed...
Somali President Urges Business Leaders to Back Mogadishu’s Bold Development Plan
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has made a heartfelt appeal to the country’s business community, urging them to support an ambitious new vision for Mogadishu. Speaking to leading entrepreneurs on Friday night, Mohamud laid out the Mogadishu Development Plan, a bold initiative designed to rejuvenate the capital with modern infrastructure and vibrant...
Isra’iil oo faahfaahisay weerarkii ay Iran ku qaaday hanjabaad cusubna hawada umarisay.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Milatariga Israa’iil ayaa shaaciyay in weerarkii dhinaca cirka ahaa ee ku qaadeen dalka Iran uu ahaa qeyb kamid ah jawaab celinta weerarkii ay Iran horey ugu qaaday Israa’iil, waxa ayna ku hanjabeen in ay qaadi doonaan weeraro kale oo kuwii saakay kasii daran. Sidoo kale, afhayeenka militariga Israa’iil Daniel Hagari,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in akoonkiisa lagu shubay lacago gaar ah.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu eedeeyay in uu jeebka ku shubtay lacago badan oo ganacsato iyo dad kale looga qaaday dhul danguud ahaa oo laga iibiyay, lacagtaas ayaana la sheegay in si gaar ah Madaxweynaha jeebkiisa ugu dhacday. Sidoo kale, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in lacago badan...
Galmudug and Puntland Forge New Alliance in Gaalkacyo to Boost Security
The leaders of Galmudug and Puntland reached a new agreement in the city of Gaalkacyo following intense discussions. The talks took place in northern Gaalkacyo, the capital of Mudug region, and were chaired by Galmudug President Ahmed Qoor Qoor and Puntland President Said Deni. The discussions focused on enhancing cooperation between the two administrations. The...








