Category: Video

Home » Video » Page 2
Warka Raxanreeb , waxaa ku jiro qodobo muhiim , sida dil fool xun oo ka dhacay Muqdisho &  qodobo kale
Post

Warka Raxanreeb , waxaa ku jiro qodobo muhiim , sida dil fool xun oo ka dhacay Muqdisho &  qodobo kale

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxa  24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacayay dilal fool xun kuwaas oo ay ka argagaxeen dadka Muqdisho. Waxaa kaloo idin haynaa Marka sida shidaalka dabiiciga ah (LNG) ayaa ku gooashay badda cas maalmo uun ka dib markii dagaalyahanada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen Qodobadaas & kuwo kale ku...

Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.
Post

Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya In ka badan 37-kun oo arday ayaa galaysa Imtixaanka, oo ka bilaabanaya xarumo ku yaalla Muqdisho, Galmudug, Koofur Galbeed, SCC Khaatumo, Hirshabeelle iyo Jubbaland, marka laga reebo Somaliland iyo...

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.
Post

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay. Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka. Waxyaabaha dadku...

DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.
Post

DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab waxaana ka soo baxaya warar kala duwan Puntland dhankeeda waxa ay gacanta ku soo dhigtay mid ka mid ah kooxdii Afduubka u gaystay markab MV Abdullaahi Cuba oo ku adkaysanaysa in AFRICOM gacan ay ku lahayd dilka laba dhaqtar oo...