Category: Warar

Home » Warar » Page 379
8- Maarso : Xuska maalinta haweenka & caqabada haysta dumarka Soomaaliyeed.
Post

8- Maarso : Xuska maalinta haweenka & caqabada haysta dumarka Soomaaliyeed.

Muqdisho (Raxanreeb ) Maalinta siddeeda Maarso, waa munaasabad ay xusaan ururrada haweenka ddduunka iyo Qaramada Midoobey, waxaana ay dalal badan ka tahay maalin ciid ah oo haweenka ku kala nool qaaradaha adduunka ee ay kala qaybiyeen xuduuddaha, afafka, dhaqanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda ay xusayaan munaasibaddan 8-da Maarso isku maalin. Dumarka Soomaaliyeed oo ah halbowlaha bulshada...

MUQDISHO : Haweenay bil ka hor la gubay oo la aasay.
Post

MUQDISHO : Haweenay bil ka hor la gubay oo la aasay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho maanta oo Jimcaha waxaa lagu aasay Luul Cabdicasiis oo bil ka hor ninkeeda uu ku gubay magaalada Muqdisho. Aaska Haweenaydan ayaa ka danbeysay ka dib markii todobadkan Sayid Cali oo loo haysto dilkan Maxkmada gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasha ah. Aaska haweenaydan waxaa ka qayb galay ehelada...

ASKARI  isaga oo dhoola-cadaynaya lagu  toogtay magaalada Baydhabo.
Post

ASKARI  isaga oo dhoola-cadaynaya lagu  toogtay magaalada Baydhabo.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale. Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay...

Golaha wasiirada oo xil muhiim ah u magacabay Marwo Hodan Cismaan.
Post

Golaha wasiirada oo xil muhiim ah u magacabay Marwo Hodan Cismaan.

Muqdisho (Raxanreeb )-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee Marwo Hodan Cismaan in ay noqoto Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska...

Xuutiyiinta oo dilay Badmaaxiin & quus laga muujinayo Markab la weeraray.
Post

Xuutiyiinta oo dilay Badmaaxiin & quus laga muujinayo Markab la weeraray.

Sanca (Raxanreeb )- Maraakiibta xamuulka qaada ee Mareykanka ayaa weerar  waxaa ku qaaday , kooxaha  Xuutiyiinta kuwaas oo qalgal galiyay amniga badda cas sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah. Xubno ka  mid ah Mareykanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in  dhimashada iyo dhaawaca  soo gaaray madmaxiin saarnaa weerarka xutiyiintu ay ku qaadeen Markabka. Weerarkan ayaa ahaa...

Boolisku  muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.
Post

Boolisku  muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabooyin ay ku sugi doonaan amniga caasimada inta lagu  jiro bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxa uu Taliska uu sheegay in  ciidanka Dowladda ay laba – laabi doonaan howlgalada ay ku doonayaan ay ku sugaan ammaanka caasimada si buu  yiri dadka ay ugu...

Sidee ayuu u dhacay xukunka ninkii gubay Xaaskiisa
Post

Sidee ayuu u dhacay xukunka ninkii gubay Xaaskiisa

Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa goordhoweyd soo dhammeeysay kiiska ka dhanka ah, Sayid Cali Macallin Daa’uud, oo ku eedeysnaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis, oo uur u lahayd, dilaaga waxayna ku xukuntay dil toogasho ah, inkastoo maxkamaddu, racfaan u furtay.

Maxkamada gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay nin xaaskiisa gubay.
Post

Maxkamada gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay nin xaaskiisa gubay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaskiisa Nolosha ku gubay. Waxaa hoolka maxkamada ku sugan ehelada Marxuumad Luul C/casiis iyo eedeysane Siid Cali, sidoo kale dadweyne fara badan oo kiiskan daneynaya ayaa jooga Maxkamada. Guddoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir...