Category: Warar

Home » Warar » Page 415
Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran
Post

Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran

Jowhar (Raxanreeb) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Gudiga farsamada Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ee u qareemidda ka qeyb-galka haweenka siyaasadda dalka. Sidoo kale, Wafdigan oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaalada...

MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland
Post

MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland

Garoowe (Raxanreeb) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka. Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka. “Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey...

Cilmi Baare ku go’doonsan Gaza
Post

Cilmi Baare ku go’doonsan Gaza

Muhammad Al-Ghalayini waa cilmi-baare dhanka sayniska ah waxa uu horraan ku noolaa magaalada Manchester ee waqooyiga England, wuxuuna tan iyo bilowgii dagaalka ku sugnaa Gaza isagoo booqday qoyskiisa.

Maxay ATMIS u soo hadal qaaday arrimaha Laascanood ?
Post

Maxay ATMIS u soo hadal qaaday arrimaha Laascanood ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka Soomaaliya ATMIS Jenaraal Sam Okiding, ayaa sheegay in ciidanka ATMIS aanay ka howlgaleen magaalada Laascaanood. Jenaraal Sam Okiding, ayaa sheegay in shaqada iyo howlgalka ATMIS ay tahay mid ku kooban la dagaalanka kooxda Al-shabaab, isla markaana xaalada ka taagan deegaanada SSC Khaatumo aanay wax shaqo ah...

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?
Post

Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?

Nairobi (Raxanreeb ) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale oo saameyn kara nolosha aadanaha oo dhan, Soomaaliyana ay ku jirto dagaal howl ugu filan, dagaalka Khawaarijta, ay Colaado sokeeye dalka ka aloosmaan. Sida fahamkeygu ii sheegayo, colaadaha iyo dilalka ka dhex dhacaya dadka walaalaha...

GAMUDUG : Amar la dul dhigay Maleeshiyaadka dagaalamaya
Post

GAMUDUG : Amar la dul dhigay Maleeshiyaadka dagaalamaya

Dhuusomareeb (Raxanreeb) – Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub ciidanka daraawiishta booliiska Soomaaliyeed ah u diray deegaanno hoos yimaad Degmada Cadalle, halkaas oo ay dhawan ku dagaalameen dad walaalo ah. Sidoo kale, Ciidanka ayaa kala dhex galay maleeshiyo beeleedyo ku diriray deegaankaas hubka dhigisna ku sameeyay, sidoo kale Waxaa iyana goobta gaaray cutub ciidan ah oo...

Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Inay yeeshaan Suuq Ganacsi oo bilaa Shuruud ah
Post

Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Inay yeeshaan Suuq Ganacsi oo bilaa Shuruud ah

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkaan muwaadiniinta Afrika ay fiiso la’aan ama dal-ku-gal iyaga oo aan heysan ay soo gali karaan Kenya. Madaxweynaha ayaa arrintaan ka sheegay shir uu uga qeybgalay dalka Congo, kaasoo looga hadlayay ilalada deeganka. Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka...