Category: Warar

Home » Warar » Page 472
Post

Mursal “Madaxwayne  Ha barakicin dadka koonfur galbeed “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ka dib markii ay soo baxeen warka ku saabsan inuu dhamaaday muddo xileedka Madaxwaynaha koonfur Galbeed ayaa waxaa soo baxaya digniin la xiriirta dhibaatooyin ka dhici kara deegaanada maamulkaas. Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa sheegay in la joogo waqtigii xafiiska uu banaanayn lahaa Madaxwaynaha koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen....

Post

ALERT: Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ka digeysaa falalka hanjabaadda iyo beegsiga ee lagu hayo hawl-wadeennada

Muqdisho ( Raxanreeb ) ALERT: Somali Journalists Syndicate – SJS waxay ka digeysaa falalka hanjabaadda iyo beegsiga ee lagu hayo hawl-wadeennada SJS kuwaasi oo hanjabaado toos ah ay uga imaanayaan qaar ka mid ah saraakiisha NISA ee ku xiran Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud.  Mahad Carab Dhiblaawe oo ka tirsan ciidanka NISA ee garoonka...

Post

WARBIXIN : Muddo xileedka Laftagreen oo maanta ku eg & Hanjabaadaha siyaasiinta KGS.

Baydhabo ( Raxanreeb ) Maanta oo Taariiqdu ay tahay 19- ka December waxaa ku eg muddo xileedka dastuuriga ah ee xil haynta Madaxwayne Cabdicasiis Laftagareen , inkastoo maamulka hadda jira uu ku doodayo in la is waafajiyay xil- haynta Barlamaanka maamulkaas iyo tan madaxwaynaha. Magaalada Baydhabo maanta waxaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto...