Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee Gobolka Sool waxaa wali isku haya dadka deegaanka ee gobolada Sool iyo Sanaag iyo ciidanka Soomaaliland , halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku barakaceen. Maanta ayaa lagu soo waramayaa in markale halkaas ay isku fara saareen labada dhinac , inkastoo aan la soo sheegin...
MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & ujeedka safarkiisa
Aadanyabaal (Raxanreeb ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad safar ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe Madaxweyne Xasan waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya...
Mareykanka oo sheegay in Iran ay sameysan karto hubka Nukliyeerka
Mareykanka oo sheegay in Iran ay sameysan karto hubka Nukliyeerka
Shabaab oo gudaha u galay saldhig ciidan oo ku yaala Sh. Dhexe
Jowhar (Warsheekh ) Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay ku lahaayeen degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha dhexe Dagaalka oo ahaa Mid Culus ayaa la’isku adeegsaday hubka Nuucyadiisa kala duwan iyadoona Al shabaab weersrka qaraxyada ah kadib dagaal toos ah...
Paul Rusesabagina: Geesadihii hoteelka Rwanda oo xabsiga lagasii deynayo
Maareeye hotel oo hore isla markaana lagu soo bandhigay inuu yahay halyey filimkii Hollywood-ka ahaa ee Hotel Rwanda ayaa lagu wadaa in laga sii daayo xabsiga Kigali Sabtida beeri ah.
Weerar lala xiriiriyey Iran oo lagu dilay qandaraasle Mareykan ah iyo Mareykanka oo jawaabay
Weerar la tuhunsan yahay inay fulisay diyaarad drone ah oo ay sameysay Iran ayaa qandaraasle Mareykan ah ku dilay, shan askari oo Mareykan ahna ku dhaawacay waqooyi bari Syria, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.
QM oo sheegtay in la helay macdantii Uranium-ta ee laga waayey Liibiya
Hay'adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka, ayaa Jimcihii u sheegtay dalalka xubnaha ka ah, inay heshay inta badan, macdantii Uranium-ta dabiiciga ahayd ee dhowaan laga waayey dalka Liibiya, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reutes.
Safaradii cirka ee Soomaaliya oo hakad ku jira garoomada gobolada “ma shaqeeyaan”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo garoomada diyaaradaha magaalooyinka qaar ayaa sheegaya in aan shaqayn oo laga degi karin. Dad badan oo doonayay in ay u safraan gobolada qaar ayaa la xaqiijinayaa in ay u suurtagali wayday in ay tagaan magaalooyinka ay doonayaan ee gobolada qaar ee dalka sida ay inoo sheegeen...
Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula galay gudaha magaalada Muqdisho kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan oo khasaare dhaliyay ayaa ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah dagaalkan ayaa ka dhacay Beerta Cali Mahdi ee ku taala degmada Dayniile , halkaas...
Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hoggaan kasta oo dalka la wareeega waxa uu leeyahay isbahaysiyo dalal shisheeye oo keliya uu eego danaha ah doorashadiisa oo kaalin ay ku lahaayeen ama si kale ula saxiib. Madaxwaynayaashii isaga kala danbeeyay xukunka ayaa siyaabo kala duwan ugu dhawaa dalal badan oo ay ugu horeeyaan carabta ay ku jirto oo...







